Kool_Kat Posted July 21, 2008 ^Ar maya Tuujiye, qumayaal maha meeshaan waxa ka buuxo ee SOL aa nolol u eh...Sheekada kala saar... Layzie, looooooooooooooooooooooooool...Ilaahoow hadaa cadi tahay maxaa dhahaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted July 21, 2008 ^^ your right walaahi... I wish this place was like how it was when I first got here.. laba bajaq la yaqaano aa u talin jireen meeshaan ilaa ee ka imaadeen dad ciyaal magaalo run ah oo awoowgood ka awoowgood ma gaalo ku dhasheen.... dad yaqaano kaftanka iyo foorjada, dad wax garad ah oo u arkan waxaan entertainment kaliya oo caqli eesan noloshooda runta ah ugaga dhigin waxaan... Waxaa la yaab ila ah oo walaahi meeshaan iga finjicisay, dadka ka xanaaqaya marka lacaayo magac ee la baxeen oo been ah looooool "kool kat ma jirtid!!" lol calashaan koolkat is a fake name and not the real person looooooooool... ar dadkaanaa.......... war aniga oo mar xanaaqay yaa arkay meeshaan? Tuujiye is just a SOL name lol...... KK how you been yaaqee? waakuu xiisay ka waran adiga iyo rabshadaada!! KK waqtigaan LG weeshidneed aan kudhahay alfalaax nineteen aa u xirnaa nooh lol Wareer Badanaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted July 21, 2008 ^lol, kaalay, just because awoowgaa aa magaalo ku dhashay doesn't make you any reer magaal than say the one oo awoowgood baadiyo ku dhashay. Marka aan waxaan soo qoray, Koolkat meesha ma joogin, ee ayada xataa waan qarxin lahaa. Iga tag, wali waa jiraa, aniga aaba isku qoslaayo, no joke. PS:KK, ayaa mahaan intee ka baxday, I heard u been a busy body eedo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 21, 2008 So what does the rumors say ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted July 21, 2008 ^about u? inaan honeymoon ku jirtay and that u were spotted in kerala, india.(deep in the jungle yaa j-baro) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 21, 2008 Ohhh ,, at least it is a positive one .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted July 22, 2008 war aniga oo mar xanaaqay yaa arkay meeshaan? Tuujiye is just a SOL name WHAT? You mean Tuujiye is not your real name? Shyzek!!! Waakuu faayaa...Rabsho aa? Ani waaye day? This place waagii hore suu ahaa kuma soo noqon karo...Dadkii shidi jiray retired ee noqdeen qaar, qaarkii kalena groupka buufiska qabaan ee u gooyeen oo meeshaan weyka shiraacdeen...Lakiin adi iyo Layzie iyo kuwa camalka eh sidii laf dhuun gashay aa usoo taagan tihiin... Waa ujeedaa Layzie inee shidneed iyada iyo sambuus kuurideeda... Layzie, I am glad inaan maqnaa waagaan...Qarxis kama bixiyee, as is, adooba i qarxin aaba 'stalker' yeeshee...Hadaa i qarxin leheed amaaba mininkeyga hoostiisa lasoo istaagi lahaa? :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted July 22, 2008 this should be in Women's section! Gossip.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted July 22, 2008 ^You better take that back Dabshidoow...SOL rag badanoo gossip ka kuxeel dheeraayaa buuxee... Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted July 22, 2008 Originally posted by Kool_Kat: SOL rag badanoo gossip ka kuxeel dheeraayaa buuxee... Kuwaas waxaa Kista looga yaqaanaa Nimiyaal ee rag haku sheegin kuwaas rati qooqan haku kor rooree... :mad: Waxaa la iisheegay in waagii waddanka la joogay uu mid ka mid ah kuwa bidixda ka laafyoodo uu Subxaanyo gurigiisa ku dhex arkay...intuu banaanka usoo baxay uu qeylo ku dhuftay..."Allah niman noogu yeera...Allah niman maskaan dilo noogu yeera" xabadkuu iska garaacay aa la dhahay sida Abaayo Heeleey oo kale nooh...marka mid dariskiisa ahaa aa wuxuu ku dhahay..."Adiga Niman noogu yeera ku hayee...adiga soo Nimanka maka mid ihid...oo Ilaahay soo nin rag kaama dhigin? " xariifka intuu xanaaqay uu wuxuu ugu jawaabay "Uf iyo akhas caleek...ha i caaynin aniga waraa...Nimanka waa ka baxay nooh ee NIMIYAALKA aan hada ku jiraa" Marka adigaaba sheeko keenay maanta hadaaba tiri SOL waxaa ku jiro "RAG" barafasooriin ku noqday in wax la sheegsheego.... PS. Mukulaal Qaboow...beryahaan aroos ma aadin miyaa iyada? Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abaay Heylay Posted July 22, 2008 ^^lol funny story bob. By the way what is subxaanyo, never heard it before. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted July 22, 2008 ^ A harmless snake. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted July 22, 2008 Lol@ Bob, KK, warka waxaa kuu cadeyey BOB, sheeko dumar duul baa lagu ogaa, markaa Raali gelin bixi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted July 22, 2008 Waxaan maqli jiray 'If it walks like a duck and quacks like a duck, chances are it is a duck'!!! Dabshidoow, BOB yuusan qarkaa tuurinee is qabo ina'adeer... BOB, aroos maa rabtaa inaa kaaga sheekeeyo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MAXIMUS POWERS Posted July 23, 2008 Word on the street is that NGONGE is approaching the wrong side of 50. The prospect of entrying senile dementia must be a daunting one. I wonder if there is any truth to these damning speculations? Quote Share this post Link to post Share on other sites