Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 27, 2018 Maanta oo kale waxee ku beegantahay dhiibistii Qalbidhagax. Waa maalin gilgishay damiirka iyo dareenka ummadda Soomaaliyeed, nijad jab weyna u keenay. Waa Eebbe mahadiis hadduu maanta xor yahay halyeey Qalbidhagax. 1 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted August 27, 2018 Indeed 27 AUG was a dark day for us all Somalis, its marvolous how the weak of yesterday are the power of the today, nobody would have imagined that ONLF now SCF would be taken in Somali Galbeed as the sole political heir and the tyrant Ina Iley would fall. Its Qadru Rabi, that mighty fall and the weak rise! Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted August 28, 2018 Midabka madawgu dambi ma leh wuxuu ka mid yahay midabada ilaahay sameeyay, haddaan wax xun ku matalo waxaa imaanaysa in midabka la naco oo lays caddeeyo Qalbi dhagax boqolaal ka horeeyay oo ka qiimo badnaa yaa raq iyo ruuxba lahayn cid is waydiisayna ma jirto. kiiskiisu wuxuu kaga duwanaa oo kaliya waa siyaasadaysnaa si quluubta shacabka loo qalibana caadifadaa lagu badiyay. Ka warran haddii soomaalida mar kale caadifadooda la tijaabiyo oo lagu yiraahdo wuxuu ahaa sargaal sare oo ka tirsan sirdoonka itoobiya? Umadda meeshii la doonaa loo jihayn karaa waana wax loogu tala galay inay iska daba laabtaan ayagoo indho ku garaadlaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted August 28, 2018 Adigana difaaca siyad barre iyo farmaajo kaama dhamaato sax iyo khaladba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted August 29, 2018 Cadnaan walaal Way dhici kartaa inaad igu cabirto Qabiilaysi inaad igu xijiso labadaa nin, balse xaqiiqda iyo reerkaan kasoo jeedo alle iyo anigaa og. Aan kuu kala saaro labada nin Siyaad barre alaha u naxariistee wuxuu ahaa hogaamiye toggan oo sharaf oyo magac dalkiisa iyo dadkiisaba la jeclaa kuna maamulay. Farmaajo waxaa loo doortay dal burbursan iyo dad aan dawladnimo rabin awoodna uma laha inuu xoog wax ku wado xeeladiina waa laysla furfurayaa ilaa raas kanbooni raas casayr ilaa aad ku tagto badda cas. Taasu waxay iiga dhigan tahay inaysan wali ii dhalan dawlad ka dambaysay tii kacaankii barakaysnaa Markii aad u fiirsato farmaajo iyo khayre waad fahmi kartaa inay ka baratakool fiican yihiin adeeradaa ama kuwii ka horeeyay dhanka wada shaqaynta iyo musuq maasuqa waana hawl aan lagu arkin kuwii horay usoo maray dalka Dhaliisha ugu wayn oo iga yaabisay waxay tahay ilaa maalinkii ay yimaadeen ilaa maanta tiirka iskolo bolosiya qof laguma xirin See somaali qofaan dilin u xukumi karaa? macnaha waxaan ula jeedaa gacan ku dhiiglayaasha dambiyada galay. Usoo noqo mowduuca Waxaad ogaataa qowmiyad kasta oo ku hoos nool dal gumaysta, inaadan dadkooda isu dhiibin boqolkiiba boqol, caadifadana la koontoroolo. Tusaale Abey wuxuu si cad u sheegay dhuka soomaalidu yahay dal itoobiyaana khayraadkiisuna ula siman yahay kan gambeella kaso baxa waliba biqolkiiba shan ay ciidda ka jaftaan. Taa bedelkeeda waxaa soo dhaweeyay ururka Onlf oo sheegay in maanta wixii ka dambeeya aysan xabad dambe ku ridayn itoobiya kana mid yihiin shacab weynaha itoobiya Aaway halgankii naga wada oohin jirray? hadday intaas ku qancayaan maxay wiilasha ugusoo laayeen gobonimo raadinta? muxuu ahaa halgankoodu? miyaad ka jawaabi kartaa su'aalahaas? Maya... u malayn maayo. Waxaa kaloo dhici karta wadaad quraanka kusoo bartay itoobiya sidaad u ag fadhido inuu kugu noqdo qof kale oo aadan aqoon, mar qurana luuqaddii soomaaliga fiicnaa uu ku hadli jirayba ka lunto. Maalin in loo sameeyo nin la xiray waa ila khaldantahay aragtidayda ayadoo aan inkirayno in dadka xirray dalkoo dhanba haystaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted August 29, 2018 Qofka markuu xil public service qabto wuxuu la kulmaa dhaleceen iyo dacaayado sax iyo khaladba waxay ahaataba, Arintan qalbidhagax waxay aheed arin ku cusub central government oo qof Somali ah u dhiibtay cadaw somaliyed, dadkii ka falciliyey arintaa waa laba qeybood qeyb oo si sax uga xumaatay iyo qeyb dano siyaasaded uga faaidayso islaheed. Siyad barre aniga adeerkay 6 years ayuu secretary qaas u ahaa uu xafiiska uga soo shaqayey so I heard enough stories about him and most of them were negative intaas ayaan u dhaafay odaygaas siyaad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted August 29, 2018 Qalbi Dhaqax now a minister Quote Share this post Link to post Share on other sites