Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 26, 2018 Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida oo Jigjiga lagu soo dhaweeyay Axad, Agoosto 26, 2018 - Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaan-ka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar ayaa isaga iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo waxaa ay tageen magaalada Jigjiga ee xarunta u ah dowlad deegaanka Soomaalida. Wafdiga waxaa ka mid ah ahaa mas’uuliyiin sar sare oo uu ka mid ahaa wasiirka Isgaarsiinta Itoobiya ahna guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee Ismaamulka Soomaalida Axmed Shide iyo siyaasiyiin uu ka mid ahaa Faarax Macalin. Boqolaal dadweyne ah ayaa ku soo dhaweeyay magaalada Jigjiga madaxweynaha cusub iyo wafdiggiisa, isaga oo la dajiyay madaxtooyada magaalada Jigjiga oo wali amnigeeda ay sugayaan ciidamada federaalka Itoobiya. Madaxweyne Mustafa ayaa lagu wadaa in uu shir guddoomiye kulan loogaga hadlayo mustaqbalka Ismaamulka Soomaalida kaasoo la filayo in uu dhowaan ka furmo magaalada Jigjiga. Jabhada ONLF ayaa soo dhaweysay doorashada madaxweyne Mustafe oo ay ku tilmaameen in uu yahay shaqsi leh himilooyinkii iyo hadafkii uu muddaba u soo dagaalamayay Ururka oo ah in la helo midnimo Soomaaliyeed. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 26, 2018 Faarax Macallin oo Jigjiga ku sugan, laguna soo dhaweynaayo. Waa wareey. Yaa saadaalin karay tanoo kale ayaa dhici karto sanadkaan horaantiisa? Waxaa rajeynaa inuu lataliye fiican u noqdo Cagjar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 26, 2018 6 minutes ago, Ducale said: Mashxaradaas waa tii Ethiopia loogu sacbeeyay markay dalka soo gashay. Wixii ka dambeeyay cidna looga warami maayo. Especially nin kasoo jeeda xarunta military'ga ethiopia. Secessionist, I know you lost a considerable market selling masaakiinta ummadda Soomaaliyeed to please Cabdi Ileey and Xabashi masters, but keep those lamentations to yourself. Horaa loo soconaa, stay in your safe space tuulo mentality while the rest of Soomaalida move forward in unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 27, 2018 Unmada somaliyeeed terminology the most abused term used by koonfurians. Oo ma anagaad naga Somalisantahay . Anaga ba Somali idinka ka dhignay. As if baydhabo is the only unmada somaliyeed your nothing but a small walanweyn who is protected by Ethiopia .Who farms oo yidha yaa alle waxsiiyey markay dadku Soomaraan wanu aragnay diinsoor adeer . Isku dhaqan iyo isir toonamanihin. .maro xuno bluegbaadla ordaysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted August 27, 2018 Do you want to know why secessionist will not succeed in their quest to break Somalia. Because they have worst characteristic of Somalis - tribal, arrogant, lack of tolerance, false sense of pride. Just read this page and see how they see other Somalis and ultimately they would do the same to their own people. My tribe, against the other tribe, my clan vs other clan, my sub clan vs other sub clan, my family against other family, and ultimately my brother against my brother. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted August 27, 2018 Abtigiis oo amaan kala dul dhacay Barlamaanka Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 27, 2018 Isn't Somaliland Parliament essentially a body of un-elected MP? When was the last election? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 27, 2018 How did they justify the extension? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 17, 2018 Maanta ku soo bandhigay bartiisa Foolbuug: Midnimada Soomaaliyeed ka naxoow dilaac oo nafta waa. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted September 18, 2018 MMA, We will give him a chance to change the old system. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 18, 2018 Cagjar is still a stooge he is a gaala madow stooge. The only difference he is a qawsaaar who is well versed in the English language and read 1 or 2 books about poltical science. But wa isla wixi uun. Cagjar baad sheegeysa farjar na ha noqdo same game. Different stooge our abtigiis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted September 18, 2018 Xaaji You could be right. Let us see in few months. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 18, 2018 Galbeedi adigu dadkan garan maysiid dadkan wa dad shaqaale tigray iyo gaaalamadow isu qeybiyey. They will never change qofkan maskaxyan bu cabiid u yahaay. Mental slave. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 19, 2018 On 9/18/2018 at 12:17 AM, galbeedi said: MMA, We will give him a chance to change the old system. Saasaa lagaa rabaa, Galbeedi. Soomaali haddaa nahnay fursad isma siino. Deegaanka uu madaxda u noqday Cagjar deegaan sahlan ma'aha, bahalo iyo abeesooyin ku baahay wada joogaan. Marka si deg deg ah isbadal kuma keeni karo, mana sahlano. Kuwaas inta laga sifeynaayo fursad sii uu ku socdo. Quote Share this post Link to post Share on other sites