Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhismaha Golaha deegaanka Degmad Boosaso oo uu abaabulkiisa socdo

Recommended Posts

Deeq A.   

Bosaso[Puntland Pos]-Labo wareegto oo ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas taariikdu markay ahada 31-1-2018 ayaa mid lagu kala diray Golahii deegaanka Degmada Boosaaso, halka mida kalana lagu magacaabay Gudoomiye iyo ku xigeenka ku meel gaar ah .

Kala dirada Golahii deegaanka Degmada Boosaaso ayaa loo cuskaday markii la sheegay inay hanan waayeen shaqadii loo igmaday kana bixi waayeen is-qabqabsi.

Boosaaso ayaa muddo dhowr bilood ah aan la hayn gole deegaan, kadib markii Madaxweynaah Puntland kala diray, waxaana la dhaafay xiligii la dhisi lahaa golaha deegana oo markii hore lagu sateyeye mudo 45 cisho ah .

Bosaso ayaa waxa xiligan ka socda soo xilista Xildhibanada golaha deegaanka waxan jira gudi dhawan ay wasaradda Arimha Gudaha Puntland ay ku dhawaaqday ku waas oo ka qeyb qadan doona diyaarinta golaha deeganka Bosaso iyo gudoomiyohooda.

Gudoomiyaha Gobalka Bari Yuusuf Maxamed Waceys dhado oo ka mid aha gudiga loo xilsaaraya diyaarinta doorshada golaha deegaanka ayaa munasabdii cidul Adxa khudbadiisa uga hadlay arimo la xiriira doorashada golaha deegana waxa uu si cad u sheegaya in xildhibaan hore uu san ka mid noqon doonini ku wa cusub .

ka sakaw hadalka gudoomiyaha gobalka Bari shacabka Bosaso  waxa ay sheegen in ay Bosaso u baahan tahaya xildhibaano u nugul shacbkood kan shaqeeya bilcida magaalada .

Bosaso ayaa magaalo ganacsiga Puntland waxa ay leedahaya dekada iyo ilo dhaqaale oo mihim ah waxana si weyn uga liidataa bilicda hormada wadooyin oo uu bur bur ka muuqdo.

ku dhawad tiro shan jeer ah ayaa laka diraya xildhibaano kala duwan oo soomaray Bosaso.

Cabdiqani Boos 

Puntland Post- Bosaso

The post Dhismaha Golaha deegaanka Degmad Boosaso oo uu abaabulkiisa socdo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this