Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Hinda Jaamac Maxamuud

Recommended Posts

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Gabar Qortay Buuga Qarandumis

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hinda Jaamac Maxamuud oo ah gabar qortay buug la Magac baxay Qarandumis,kulankaas oo ahaa mid Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku dhiiragelinayey.

Hinda Jaamac oo kulanka kadib Warbaahinta la hadashay ayaa shegtay in ay aa dugu faraxsan tahay kulankaas,iyo in uu Ra’iisul Wasaare Kheyre akhristay buugii ay qortay.

“Runtii isma laheyn Ra’iisul Wasaare Soomaaliyeed ayaad la kulmeysa balse tan waxa ay cadeyneysaa inaysan jirin madax isla weyn,waxaana hadda heysanaa madax ka shaqeyneysa nabada iyo horumarka dalka,buuga aan qorayna waxaan ugu talo galay in Soomaaliya la mideeyo lana saxo qaladaadkii dhacay.

Waxa ay sheegtay in buugaan aysan u qorin inay wax ku hesho balse uu yahay mid dhalinyarada soomaaliyeed ay ku guubaabineyso inay Nabada ka Shaqeeyaan kuna dhiiradaan horumarinta dalka.

Hinda Jaamac Maxamuud oo ka timid magaalada Ceerigaabo ayaa Buuga ay qortay ee Qarandumis waxa ay dhawaan ku soo bandhigtay Carwada Bandhiga Buugaagta ee lagu qabtay Magalada Muqdisho, iyada oo xilligaas guddoonsiisay mid ka mid ah Buugaas Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Xigasho

1-3-1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.