Sign in to follow this  
Deeq A.

Xog-hayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Annan oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Xog-hayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Annan, oo kal horena ku guuleeystay Abaalmarinta Nobel Peace Prize  ayaa geeriyooday.

Anan ayaa ku ku geeriyooday da’da 80-aad xili maanta oo sabti ah xoogaa xanuun ah uu dareemay kadibna uu geeriyooday.

Kofi Annan ayaa ahaa ninkii ugu horeeyay ee Madow ah oo gaara heerka ugu sareeya ee siyaasi laga soo bilaabo 1997 ilaa 2006.

Kofi Annan ayaa Qaramada Midoobay sidoo kale uga soo shaqeeyay meelo badan oo ah kamid tahay Syria isaga oo ka shaqeeynayay xalinta xaalada Siiriya, wuxuuna ka tagay xaaskiisa  Nane, iyo 3 caruur ah oo uu dhalay.

Qaramada Midoobaya ayaa muujisay sida ay uga murugootay dhimashada Kofi Annan iyaga oo sheegay in uu ahaa hogaamiye wax badan soo qabtay.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post

The post Xog-hayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Annan oo geeriyooday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this