Deeq A. Posted August 16, 2018 Shirkii Golaha wasiirada Puntland Shirkii khamiislaha ee Golaha wasiirada Puntland oo uu shir guddoominyay Madaxweyne Gaas ayaa maanta looga hadlay arrimo ay kamid ahaayeen amniga, xeerka Guddiga shaqaalaha rayidka ah iyo qodobo kale. Golaha wasiirada Puntland ayaa sheegay in xaalada amniga Puntland degan tahay, waxayna shacabka Puntland fareen in ay gacan siiyaan ciidamada howlgalada kawada xuduudaha iyo magaalooyinya waaweyn. Dhanka kale wasaaradda dastuurka iyo arrimaha Federaalka Puntland ayaa sheegtay in hadda qaadbka dowladda Federaalku wax u wado ay baal marsan tahay guud ahaan shuruucda dalka. Hoos ka akhriso war-murtiyeedkii ka soo baxay PUNTLAND POST The post Maxaa looga hadlay shirkii Golaha wasiirada Puntland? appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites