Showqi Posted September 25, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Indian Nuclear Missile missed its target Cajaa'ib. Horta waxaa iswaydiin leh: Ninku siduu u neefsanayaa? Siduu u ogaanayaa in la daawanayo iyo in kale? Lacagta meesha u taala yaa u ilaalinaya? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 25, 2010 Originally posted by Showqi: Cajaa'ib. Horta waxaa iswaydiin leh: Ninku siduu u neefsanayaa? Siduu u ogaanayaa in la daawanayo iyo in kale? Lacagta meesha u taala yaa u ilaalinaya? 1. Hogga/godka uu afka kula jiro hoos ayuu ka duleelaa ooo underground air soo galayo weeyaan. 2. Meeshu waa wado public ah oo qofkii kufo xataa la iskugu imaanayo, nin minjihiisa kor u jeedaana madaxana dhulka kula jiro soo la daawan maayo. 3. Ku asaga oo kale oo ay is badalaan ayaa la jooga si uu u waardiyeeyo lacagta iyo wixii kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted September 25, 2010 Nuune, Thank you sxb. Sawirkan aniga aad iyo aad ayuu iiga yaabiyey!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted September 25, 2010 India economy is developing healthly and they doing great.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 25, 2010 I'm offended by the existence of the commonwealth games and the commonwealth of nations with the queen as ceremonial head-what way to honor a colonial power whose actions are responsible for wars even with the nations of the commonwealth. What were we talking about again? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted September 26, 2010 HOT HOT, VINDALOO TWENTY TWO! POPADOM RANI WHOSE AT THE DOOR? FORTY FOUR! GOD BLESS INDIA. Quote Share this post Link to post Share on other sites