Deeq A. Posted August 13, 2018 Dhoobley (Caasimadda Online)– Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa mar kale gubay xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Soomaaliyeed ee Hormuud. Ciidamadaan ka tirsan kuwa Kenya oo kasoo tallaabay xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya ayaa Xalay qaraxyo loo adeegsaday Miinooyin ku burburiyey xaruntii Shirkadda Hormuud ee Tuulada Calibuley oo 30KM dhanka waqooyi uga beegan Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose. Isgaarsiinta deegaanka ayaa weli hawada ka maqan iyadoo Shacabka halkaas ku nool siin jirtay adeegyo kala duwan oo isugu jiray Isgaarsiin iyo adeegga EVC Plus oo muhiim u ah nolosha dadka halkaas ku nool. Dhawaan ayey aheyd markii Saamileyda Shirkadda Hormuud ay kulan deg deg ah ka yeesheen dhibaatada ay ciidamada Kenya ku hayaan ganacsigooda iyagoo Dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay arrintaas wax ka qabato. Ma jirto tallaabo muuqato ama isla xisaabtan ay dowladda Soomaaliya kala yeelatay dowladda Kenya maadaama ciidamadooda ay kamid yihiin howlgalka Midowga Africa ee AMISOM. Ilaa hadda si rasmi ah looma oga sababta keentay inay Ciidamada Kenya ugaarsadaan xarumaha Shirkadaha Isgaarsiinta, waxaase dadka falanqeeya arrimaha geeska Africa ay sheegayaan in Kenya dooneyso in ay dhulka ku teedsan xudduudda labada waddan ka dhigto Lama degaan. Ciidamada Kenya ayaa horey u gubay Xarumo ay laheyd shirkadda Hormuud Telecom oo ay kamid ahaayeen Ceelbaande, Dhamase, Khadiijo Xaaji , Dhegalaab iyo Dhuuntow oo ku wada tirsan Gobolka Gedo, waxayna xaruntaan hadda la gubay noqoneysaa middii lixaad oo ay ciidamada Kenya si bareer ah u gubaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 15, 2019 Haddana mar sadexaad ayee gubeen Kiikuuyadaan: This is the third time they are sabotaging Hormuud in Gedo. Back in Luulyo and Agoosto of last year and now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 15, 2019 On the flipside, Nairobi is under attack. Apart from this situation, Hormuud has been complicit in Al-shabaab’s terror in Somalia. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted January 15, 2019 Hormuud pays taxes to Al-Shanahan like most Mogadishu business, but that doesn’t give the Kenyans the green light to bomb private Somali business within the Somali republic. They took a buffer Zone in Jubba and bombing the rest like Gedo daily for years. This Kenyans must leave Somalia. They invaded Somalia when there was no Al-Shabbelle attacks within Kenya because a Kenyan by the name Obama became US president and they wanted to take advantage and cash in. After eight years nothing has changed. some people estimate that Kenya had lost almost 91% of the foreign tourism business since the take over of Jubba land. For the excuse to stop Al-Shabbelle stacks within Kenya proper. On the other hand, the tourism industry was replaced by UN business. Nairobi became the third busiest UN hub after New York and Geneva, Swiserland. They are making more money than any tourist would bring. They are supplying Congo, Siuth Sudan, Somalia and between. Every Somali member of parliament spends at least three weeks in Nairobi; their airports and aviation industry is filled with U.N. planes. This thing is the best thing that happen to Kenya for the last seven years. Omly a fool would stop this huge U.N. industry .Somalia is where $4 billion a year is spent, and most of that is spent in Nairobi. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted January 15, 2019 I have no sympathy for Hormuud whatsoever. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Asad Ahmed Posted January 16, 2019 hormuud=alshabab.gov must take lessons. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted January 16, 2019 Lol to those who are against Hormuud, its quite clear that they are against Hormuud simply because of qabyaalad. As for Kenya, what they are doing to Hormuud and Gedo is simply a war Crime, and there is no justification about it, and how can any Somali citizen condone a foreign army bomb your network installation no matter the excuse????? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted January 16, 2019 We knew Kenya's were cowards. They should go after Alshabaab instead of destroying crucial and critical communication infrastructure of Hormuud that serves hundreds of Somali villages. This is not the way to win hearts and minds of Somalis near the Kenya border. Quote Share this post Link to post Share on other sites