Jacaylbaro Posted July 21, 2010 She was probably waiting her baby on the internet and then disappeared when she got one ,,,, Tuujiska ,,,,, ninkii Feebaro ahaa ha la doono niyow sidani si maahee ,,, horta gabadh Baranbaro la odhan jiray xagee bay ka dhacday iyaduna ?? lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 22, 2010 loooooool@Boolbaro naagta dhashay ilaa iyo hada waa la'yahay. dadka waxee dhahaan boolbaro asoo yar uu duqda war biyo ku haqbiyo waad iga qoslisay wallaahi boolbaro siduu ku dhashay anaa riwaayad ka haayya, waxaa la yiri islaan xaaji booday la dhaho oo beer falayso, aa kelliga biyyo ka cab is dhahday, bahal foolxun oo qoyyan oo isna biyyo cabbaayo ay aragtay , maray naxsantahay oo ay rabto inay cararto buu inta soo orday [meeluu marayba ] caloosha ka galay, oo inta hadlay yiri adaa habartay ah. tush ay noqotay, 3 dex bilood ka dibna waa dhashay asagoo aad moodid in boolbaro la mariyey, oo wajiga timo ku leh boolbaro waa kan maanta naxwaha inta bartay, afka carabiga qurquriya wallaahu aclam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 23, 2010 Tuujka, Reer Baro soo celi. Aniga tababaro ma noqonaayi, laakiin Tiimbaro aa kuu ahaanaa. Wixii Reer Baro ah ama ahayn anaa shaabada tiimbarada ku dhufanaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted July 23, 2010 Reerka waa tacbaan! mida kale Tiimbaro soo uma baahna khad (ink) or should I say khadbaro? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 24, 2010 Maya uma baahna ,,, waa la casriyeeyay oo Laser baa laga dhigay ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted July 24, 2010 Do you have a picture of this Laser Tiimbaro yaa JB? mise hadal badan iyo hawl yar waaye sheekadaada? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 25, 2010 Waa la helayaa markii loo baahdo ...... Quote Share this post Link to post Share on other sites