Gabbal Posted February 13, 2005 LOL Who_me Haday sidaas tahay, first if all wax ladaho "ula jeedo" ma aqiin Miyaad ka waday ujeedo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted February 14, 2005 ^waxaan ula jeedaba waad fahantay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalixa Posted February 14, 2005 so what is dusuus ??? i still don't read Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted February 15, 2005 in my opinion...dhibka ugu ween wuxuu ka taagan yahay our Brothers & Sisters from up North waxee rabaan inee afkooda nagu qasbaan and personally the biggest problem i have with them waxaa waaye magaca aan ugu yeero Chickenka because aniga waxaan ku dhashay Kismaayo nooh marka yaakhay mau baran inaan Digaagad dhaho afkeygaba ma karaayo iyagana markee maqlaan wee xanaaqaayaan...maxaa waaye waxaas? dadkeena reer Koonfurta ah Beezaani aan nahay oo luuqadooda ma faro gashano laakiin iyaga teena dhibaato ween ee ku qabaan..marka i think they should compromise nooh, don't you agree Jilaato Cambo? Soomaali waxee ku maahmaahde "Ninkii Dagaalkaaga rabo Dooradaada iga cesho aas ku Dhahaa" Aniga waa ka baxe. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted February 15, 2005 Originally posted by who_me: ^waxaan ula jeedaba waad fahantay Waxaad uga jeeday waan gartay laakin soory sheeko kuu ma'hayo. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted February 15, 2005 ^^^waa caadiyoos....lecture kale lee ha ii soo qorin...n plz stop correcting me Mr I know everything Bob - walaahi waa runtaa, dooro lee maa la iska dhaho....digaagad weligey tanoo kale. waxaa kasii daran micnaha ee u yaqaanaan dooro, annakana dooro dad aaba ku casumnaa....salaamaat wakulla aafaat. Rayaana - erayga waxaan uuga jeeday kashawiito ( laakiin erayga aa xoogaa iga qaldan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 16, 2005 annakana dooro dad aaba ku casumnaa..Waah waah waxaas aa casuumaad lagaa yiraahdaa, walaahi ani dooro laygu casuumo waxaan ka jecelahay ma jiraan.....Back to the topic, haddii aan nahay Somali waxaan ku kala duwan nahay waa lahjadda uun kaliya balse af-Somaliga waa mid qura..... Nabad & Caano:.................. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted February 16, 2005 as long as no one is saying my way of speaking is more right then yours is all good... as a matter of fact my school. we have this problem, we have lots of ppl from north, and few southerners, so we get picked on... laakiin u know anaga beezaanimo aan ooga baxnaa sheekada.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted February 17, 2005 ^^^waa kaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted February 17, 2005 Beezanimo is that another way of saying I'm a chicken...... Nabi Allow ninkastaa afkii kugu amaan,its all good however u decide to call a chicken so long as its grilled with enuff spices,It will taste awesome whether u call it dooro or I call it digaag..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted February 17, 2005 ^^oo hada maxaad leedahay, reer koonfur waa "chicken"?.....geesinimadaba annaka aa nalaga keenay.... marka ina adeer dooro makugu casumaa? waan u jeedaa inaad jeceshahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted February 17, 2005 ^^^^^Sounds like a plan.Chicken grilled to perfection cid dideyso baaba iska yar..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted February 17, 2005 ^^bariis iyo dooro, baradho la shiilay iyo mixed vegetables with sabiib iga gudoon .... aaaah, tutti frutti Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted February 17, 2005 Just the thought of that meal has my digestive muscles working overtime.... Hunno maan lagu sheegin iskabulo lama tempt gareeyo ,they go crazy just thinking of the food... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted February 17, 2005 ^now n then iskaabulada waa in la dhaqaaleeyaa.... Quote Share this post Link to post Share on other sites