Deeq A. Posted August 3, 2018 Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Ceel-baraf ee Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa Sheegaya in Hooyo Soomaaliyeed ay halkaas sun ku cabtay ayna Geeriyootay Kadib Markay ka Carootay Hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in Cunaqabateynta laga qaado Eriteria. Hooyadana waxa la sheegay in tan iyo Markii Madaxweynaha Soomaaliya uu baaqaasi jeediyey ay hadal heysay Cadawtinimada ka dhexeysa Eriteria iyo Jabuuti, Waxayna Sheegtay in Soomaaliya aan xiligan looga baahneyn inay Xiligan la safato Eriteria. Quote Share this post Link to post Share on other sites