Abwaan Posted March 23, 2010 Aan iska billaabee hees aan isleeyahay waa hees cusub ayaa waxaa miraheeda ka mid ah oo uu wiil ku luuqaynaya isagoo farriin u diraya gabar uu u heesiyo. Ebidkaaba iga roor Weligaaba hay rabin Riyaan kugula noolee...! Waxaan la yaabay halka indho-adaygga ah iyo sida uu go'aan uu isku qanciyey inuu qaatay uu ka dhigayo mu'alifka heestaani. Akhyaarta qaarkood waxayba dhihi lahaayeen...Raggeedii. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 23, 2010 bloody stolker,,, Halhays Jabuutiyaanku isticmaalo. Ayaa iga xanaajisa, marka aan maqlo qof isticmaalaya Heey abahaa ayaad ku wa*i laheeyd maaha! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 23, 2010 Waxaan ahay macaan iyo qadhaadh meel ku wada Yaale ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 19, 2012 Showqi;162400 wrote: bloody stolker,,, Halhays Jabuutiyaanku isticmaalo. Ayaa iga xanaajisa, marka aan maqlo qof isticmaalaya Heey abahaa ayaad ku wa*i laheeyd maaha! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted February 20, 2012 hadaan waayay calan lay nashiro tan iyo Nairobi Miyaan waayey naxariis ale iyo nabiga jaahiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 20, 2012 Raggow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites