Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Gaal dil gartiisana sii: Max'ed Siyaad Barre

Recommended Posts

Taxanaha waxqabadkii dowladii Maxamed Siyaad Barre. Qofka tabinaaya wax yar oo buun buunis ah wuu ku daraayaa laakiin wuu u qirtay Maxamed Siyaad Barre wuxuu qabtay inaynan Soomaali soo marin hortiisa iyo gadaashiisa. Taas lagama been sheegaayo.

Qeybta u dambeysay ee taxanaha:

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wuxu dumiyey baa kabadan wuxu diisay  waninki yidhi qabyaalaad been aasayaa. Hadana reerkisi biiladu ciidano been been ah  ku taxay dowlada nada diyaaradanada . booli qaran ilaahay nugu masoceliyo Marki 1991 allahumanaxariisti la eryeday. Ayu daqudki yidhi meyeen saraakishi maska cuni jiray Markasa lugu jaale afweyne. Caruurti iyo dumarki bay qixinayaan. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxammad siyad barre  caqeeedo farabadan malahayn wa ninki yidhi wixi laidinku shubtay wala idinka shubaya. Siyadbarre believed islam is an Arab religion

He was willing to pray to Jesus Christ in order order for  his defense budget to be doubled by the reagon administstion

Ilaahay baa Somali ninka ka badbaadkue ummada somaliyeed iyo muslimka dhibay...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.