Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal culus oo ciidamada Kenya ku qabsaday duleedka Girileey

Recommended Posts

Deeq A.   

War goordhow nagasoo gaaray gobolka Gedo ee dhaca Koonfur galbeed dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaal culus uu qabsaday kolonyo ka tirsan ciidamada Melleteriga Kenya.

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Shabaab ayaa weerar jidgal ah u dhigay ciidamo saad melleteri u siday deegaanka Faxfaxdhuun, dagaal culus ayaa lasoo sheegayaa in uu hadda ka socdo wada xiriirisa Girileey iyo Fax Faxdhuun.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayaan jugta madaafiic lays dhaafsanayo oo aad u culus.

Wixii warar ah ee soo kordha waan idinla socodsiin doonaa Inshaa Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this