Sign in to follow this  
Abtigiis

Maxaa ka jira wararka la isla dhexmarayo in BOB colured community u ku biiray?

Recommended Posts

Abtigiis   

Ninkii odayga ahaa ee BOB ma hayno. Kolkii inoogu war danbaysay Angola ayaa lagu sheegay. Nin xog-ogaal ah ayaa maalin hore igu yidhi ninkii qolyo Angolan coloured ah ayuu shuraako la noqday oo business kawada shaqeeyaan.

 

Bob, haddi aan na maqlaysid fadlan warkaa ama aniga toos iigu soo *** ama qooqaani@joburg u *** si aan aritan la faafiyey xogteeda u ogaano.

 

Dadkaad isugu dhaweydeen SOL sida Buuxo oo kale xitaa inay beeneeyaan arintan way ka gaabsadeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

LOL@A&T.I was about to start a missing-persons thread for BOB.

 

A&T Bob kaaga ma dhawi..laakiin waa loo wada xiisay.

 

FUFU,ma nabad qaba .Maxaa yarka arbushiyey siidii soonkii buu nagu soo noqon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

hello, buuxo ..igaarki Bob ahaa marki isku kaaya dambeesay wuu nabad qabay xooga dhinaca xamaaliga aw ubatay sabab to ah ninka xooga waa lacag jecelyahay smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this