Abtigiis Posted October 30, 2009 Ninkii odayga ahaa ee BOB ma hayno. Kolkii inoogu war danbaysay Angola ayaa lagu sheegay. Nin xog-ogaal ah ayaa maalin hore igu yidhi ninkii qolyo Angolan coloured ah ayuu shuraako la noqday oo business kawada shaqeeyaan. Bob, haddi aan na maqlaysid fadlan warkaa ama aniga toos iigu soo *** ama qooqaani@joburg u *** si aan aritan la faafiyey xogteeda u ogaano. Dadkaad isugu dhaweydeen SOL sida Buuxo oo kale xitaa inay beeneeyaan arintan way ka gaabsadeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted October 30, 2009 Duqa adiga BOB Kaxanadho camal aad ugu dhagan tahay ee see camalkaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted October 30, 2009 LOL@A&T.I was about to start a missing-persons thread for BOB. A&T Bob kaaga ma dhawi..laakiin waa loo wada xiisay. FUFU,ma nabad qaba .Maxaa yarka arbushiyey siidii soonkii buu nagu soo noqon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted October 30, 2009 hello, buuxo ..igaarki Bob ahaa marki isku kaaya dambeesay wuu nabad qabay xooga dhinaca xamaaliga aw ubatay sabab to ah ninka xooga waa lacag jecelyahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted October 30, 2009 Fufu, Bob xoolo jaceel maka ahan ana u maleyhaa ee mid afaraad uu aroosay. Sol rag aa ka maqanyah.. Quote Share this post Link to post Share on other sites