Cowke Posted October 27, 2009 Shirkaddii Al-baarkat oo liiska madoow laga saarey. Xafiiska Al-arkaad ee Stockholm Stockholm(Puntlandi)Qarammada midoobay ayaa ka saartey liiska madoow ee argagixisadda shirkadii al-barkat ee xawilaada, qeeybteedda dalkaan Iswiidhan. Shirkadda Al-baarkat qeeybteeda xawilaadda ayaa muddo siddeed sano ah ku jirtey liiska QM ee dhanka, kaas oo ka dacwooday ururka Al-barkat ee fadhigiisu yahay magaalada Stockholm. Go'aankan ayaa farxad galiyey qareenka ururka Al-barkat Thomas Olsson oo sheegay inuu hada u hawl gali doono sidii xanibaada loga qaadi lahaa lacagta malyanka gaareeysa ee laga heeysto Shirkada. Qarammada midoobay ayaa ka saartey liiska madoow ee argagixisadda shirkadii al-barkat ee xawilaada, qeeybteedda dalkaan Iswiidhan. Shirkadda Al-baarkat qeeybteeda xawilaadda ayaa muddo siddeed sano ah ku jirtey liiska QM ee dhanka, kaas oo ka dacwooday ururka Al-barkat ee fadhigiisu yahay magaalada Stockholm. Go'aankan ayaa farxad galiyey qareenka ururka Al-barkat Thomas Olsson oo sheegay inuu hada u hawl gali doono sidii xanibaada loga qaadi lahaa lacagta malyanka gaareeysa ee laga heeysto Shirkada. Quote Share this post Link to post Share on other sites