Xaaji Xunjuf Posted July 31, 2018 Ertirea Isniin, July, 30. 2018 (HOL)–Iyadoo ay muuqato in uu dib u soo noqonayo xiriirkii Eritrea ee qaarada Africa iyo guud ahaanba marka la eego caalamka intiisa kale ayaa dhawaan lagu wadaa in ay tagaan qaar ka mid ah madaxda wadamada ku jira Urur gobolleedka IGAD Todobaad kaddib sidoo kale waxaa tagi doona magaalada Asmara ee dalka Ertirea madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, iyadoo uu hadda ku sugan yahay dalkaas madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Booqashadan lagu wado in madaxda wadamada ku jira Urur gobolleedka ku tagaan Asmara ayaa meesha ka saari karta go’doomintii lagu hayay dalka Eritrea, waxaana dhici karta in ay dib u soo ceshato xubinnimadeedii Urur gobolleedka IGAD. Sidoo kale Eritrea ayaa rajo badan ka qabta in laga qaado cunaqabateynta Qaramada Midoobey ee muddo dheerba saarneyd, kaddib heshiiskii taariikhiga ahaa oo ay la yeesheen Itoobiya. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiiraan.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 31, 2018 So after farmaajo the second Somali president to visit the masiixi dictator afewerqi ibn hazenge tsenge ibn bahta hagos is ina cumar geele of djibouti. I hope for somalis that asmara doesn't become like Addis Ababa for somali leaders to bend the knee for gaalkan xabashiga eeh carabtu biliiso ashahaada diiday afcarabigana bartay.ilaahoow xabashida iyo xuutiiyinta nagailaali. Labbadaasiba shar bay waddan. Fitna Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 31, 2018 The Kenyan president is going there as well. It will be in the interest of Eritrea and Djibouti to make good and solve their issues. I doubt Eritrea will attack Djibouti considering it's just coming in from the cold. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 31, 2018 Eritrea is the big winner in the horn wey samreen samiri nabi ayub bay yeeshan. Though I hate afewerqi because he is orthodox Christian caduwal Islam. But he.plays good politics bugaagti karlmarx iyo sha3biya kudabakhay and he created a fake identity called Eritrean identity. Djibouti is a bit scared but we will stand with them they will lose some money but at the end djbouti will win because all Somalis love and support jamhuuriyada jabuuti Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted July 31, 2018 This is the worst of all the circus going around. Isayas now has chance to read riot act to Ghelleh. Isayas has stick of America, UAE, Saudis, Egyptians...all of them who had been waiting with anger at Ghelleh. They really wanted to show they are in control especially UAE. Soon they will overdo it. Al Bashir won't be far behind to be paraded. Quote Share this post Link to post Share on other sites