Xaaji Xunjuf

Cali dhuux adan gorayo and the mad mullah of Abyssinia 1882 and the suunuusis where do we stand in 2018

Recommended Posts

Abtiyaasha waa ku neceen iyo ururti reer kheyre. Abtirisiintaadu waxay gasha  eyda reer xamar  duubcadki the suunusis where do we stand in 2018. Gaalo vs Muslim.  Xabashi vs gallas. Somalis vs gallas. Puntkand vs Somaliland  Somaliland vs Somalia. Masixiyiinti waa heshiiyeen. Xuuduudo gaal xuduudo kalle  intaanu talyaanigu cidhifyamin cidhifyada keynta miyaanan cadceed iyo cadceed celinin jabartyiinta  awoowgay  yawle from sanaag.   Xaajigu waa xunjuf

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
1 hour ago, Xaaji Xunjuf said:

Abtiyaasha waa ku neceen iyo ururti reer kheyre. Abtirisiintaadu waxay gasha  eyda reer xamar  duubcadki the suunusis where do we stand in 2018. Gaalo vs Muslim.  Xabashi vs gallas. Somalis vs gallas. Puntkand vs Somaliland  Somaliland vs Somalia. Masixiyiinti waa heshiiyeen. Xuuduudo gaal xuduudo kalle  intaanu talyaanigu cidhifyamin cidhifyada keynta miyaanan cadceed iyo cadceed celinin jabartyiinta  awoowgay  yawle from sanaag.   Xaajigu waa xunjuf

O.o

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che its horn of afiqiue complex politicss  sunuusiyintu waxa weye bejas tigre beni amer clans in western eritreea and eastern Sudan.  History repeats it's self. Xabashidu wey heshiiyeen both sides of the mereb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Heshiiskumaba xuma halkeebaynuka biloowna salaaadu halkay iska qabsan laadahay. Somaliland and Somalia is to controversial for koonfurians In particular the gedo community and abudwaaq. The cheeseman has not allot of political understanding about the cause and conflicts between Somalia and Somaliland.

The biggest issue we face now is diibouti raisdomeira the mad man  afoworqi. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

xaaji

Waxaan markhaati kaaga ahay inuusan farmaajo fahmi karin odayaashan dhiigga daadintiisa kasoo qayb qaatay laguna abaal mariyay mujaahid

waxaa loo baahnaa dhiig cusub oo kasoo baxa waqooyi  oo la kalma koonfur iyo ciyaal ansalooti.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta anagu anzalooti iyo andaluuus  iyo Armenia toona.  Inanu isku mashqulino marabno hadda. Haddaan yara caabiro halkey Somaliland marayso iyo halkey Somalia marayso. Wa kaaf iyo kaladheeri.jiilka imika  soo kacay eeh muse shaqaaleysiyey. Waa wixi dhashay the 1980s ama 1970s.  Marka dadkaasi halganki dibu xoreynta Somaliland wey arkeen markay way adagtahay inad will xamar ku dhashay ku tirahdiid hargeysa qassab banu ku xukuna.  That's Somalia and Somaliland for you Halka lakalakoogo. We said in 1991 anagu xamar dooni meyno xumaana u geysan mayno xeradi labba dawlad iyo xuduud banaga dhexeya. Was 1887 border defined Anglo Italian treaty 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
5 hours ago, gooni said:

xaaji

Waxaan markhaati kaaga ahay inuusan farmaajo fahmi karin odayaashan dhiigga daadintiisa kasoo qayb qaatay laguna abaal mariyay mujaahid

waxaa loo baahnaa dhiig cusub oo kasoo baxa waqooyi  oo la kalma koonfur iyo ciyaal ansalooti.

Siyaabo badan oo dhiiga bani aadamka loo qubo ayaa jira. Farmaajo isagu qori ma qaadan laakiin waxuu isticmaalay qalin oo uu dad badan ku xasuuqay. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheikh axmed sunuusi was the founder of the sunuusiyun order they had.followers in eastern Sudan in kordofan. And it reached Somaliland to there was a sheikh who was their xeerow who lived in between berbera and burco. This was before saalixiya order was brought by sheikh salax of Arabia.  Saalixiya order was very militant similar to the nashbagandi sufi order

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allahayoow aduunyada adaa uuntay keligaaye
2. Allahayoow arwaaxdana adaa qoray arsaaqdoode
3. Allahayoow adoomuhu aday ku irkanaayaane
4. Allahayoow alabaabada adaa ooda oo furae
5. Allahayoow ma awdidoo xaqaad soo iftimisaaye
6. Allahayoow aduunbaw arxama kii itaal darane
7. Allahayoow adaan eex aqoon eedna aan qabine
8. Allahayoow awood adigunbaa loo ogsoon yahaye
9. Ninkaloo itaal lihi ma jiro adiga mooyaane

10. Allahayoow midii uurlehiyo tii irmaan dumarka
11. Allahayoow umulihii nin diley ubad jaqsiinaayey
12. Allahayoow mid aano iyo kibir Muumin ku idleeyey
13. Allahayoow addoonimo midaan kugu adeecaynin
14. Allahayoow midkaa ku inkiree diidey amarkaaga
15. Allahayoow mid oogada jirka aad insiga mooddo
16. Allahayoow misana aan ahayn awliyana sheegta
17. Allahayoow ibleys kaa u eeg oonu garan weyney
18. Allahayoow nin aayaadka iyo diinta ku adeegta
19. Allahayoow amaba aan u odhan siday ahaayeenba

20. Allahayoow aqqonlaawahaa eeydu daba joogto
21. Allahayoow ibleyska khaliqigu ka ashkatonaayo
22. Allahayoow adigu waad ogtahay waadna aragtaaye
23. Allahayoow adoomaanu nahay diinta aaminaye
24. Allahayoow baryada naga ajiib kuu ergaan nahaye

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

That's cali jamac haabil 19 century poet berbera in order to tackle extremist shabaab dacesh bokoharam. We need to go back to nasteexada islaamka. Dadka diinti wala nacsiinayaa alla  bari hala baro iyo saliga nabiga not salafijihadism dagaal aan dhaamanayn

Share this post


Link to post
Share on other sites

We are where we were in 1900.

Don't expect Iley to act as his predecessor rebel.

Afwerqi is acting just like Italians (Trying to be most important in Horn and connect Somalia to Eritrea)

Ghelleh is acting just like the French (gateway to Ethiopia supporter but no need more territory)

Abiy is acting exactly like Menelik (accepting every European demand as long as they support him in his shindig)

Puntland is acting like the Boqor (isolated and danger from everywhere)

Somaliland (just like British secure what they have and if need be take from Kililka or Puntland)

Mogadishu (acting same way already comfortable with Italy and going about life under Italians)

 

Only actors have changed which is natural. The game is same.

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
12 minutes ago, Ducale said:

 

Somaliland iyo jabuuti oo israaca might be the best way of surviving the storm. Somaliland aqoonsi wax uga roon iyago walaalahod reer jabuuti gacmaha is qabsada. 

 

 

Daaco,

That might just be the most sensible thing you said in all of your time here. Whatever you started taking, continue using it;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.