Xaaji Xunjuf Posted July 31, 2018 Abtiyaasha waa ku neceen iyo ururti reer kheyre. Abtirisiintaadu waxay gasha eyda reer xamar duubcadki the suunusis where do we stand in 2018. Gaalo vs Muslim. Xabashi vs gallas. Somalis vs gallas. Puntkand vs Somaliland Somaliland vs Somalia. Masixiyiinti waa heshiiyeen. Xuuduudo gaal xuduudo kalle intaanu talyaanigu cidhifyamin cidhifyada keynta miyaanan cadceed iyo cadceed celinin jabartyiinta awoowgay yawle from sanaag. Xaajigu waa xunjuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 31, 2018 Xaaji, You are losing it, 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted July 31, 2018 1 hour ago, Xaaji Xunjuf said: Abtiyaasha waa ku neceen iyo ururti reer kheyre. Abtirisiintaadu waxay gasha eyda reer xamar duubcadki the suunusis where do we stand in 2018. Gaalo vs Muslim. Xabashi vs gallas. Somalis vs gallas. Puntkand vs Somaliland Somaliland vs Somalia. Masixiyiinti waa heshiiyeen. Xuuduudo gaal xuduudo kalle intaanu talyaanigu cidhifyamin cidhifyada keynta miyaanan cadceed iyo cadceed celinin jabartyiinta awoowgay yawle from sanaag. Xaajigu waa xunjuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 31, 2018 Che its horn of afiqiue complex politicss sunuusiyintu waxa weye bejas tigre beni amer clans in western eritreea and eastern Sudan. History repeats it's self. Xabashidu wey heshiiyeen both sides of the mereb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 31, 2018 adna somali la heshii Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 31, 2018 Heshiiskumaba xuma halkeebaynuka biloowna salaaadu halkay iska qabsan laadahay. Somaliland and Somalia is to controversial for koonfurians In particular the gedo community and abudwaaq. The cheeseman has not allot of political understanding about the cause and conflicts between Somalia and Somaliland. The biggest issue we face now is diibouti raisdomeira the mad man afoworqi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 31, 2018 xaaji Waxaan markhaati kaaga ahay inuusan farmaajo fahmi karin odayaashan dhiigga daadintiisa kasoo qayb qaatay laguna abaal mariyay mujaahid waxaa loo baahnaa dhiig cusub oo kasoo baxa waqooyi oo la kalma koonfur iyo ciyaal ansalooti. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 31, 2018 Horta anagu anzalooti iyo andaluuus iyo Armenia toona. Inanu isku mashqulino marabno hadda. Haddaan yara caabiro halkey Somaliland marayso iyo halkey Somalia marayso. Wa kaaf iyo kaladheeri.jiilka imika soo kacay eeh muse shaqaaleysiyey. Waa wixi dhashay the 1980s ama 1970s. Marka dadkaasi halganki dibu xoreynta Somaliland wey arkeen markay way adagtahay inad will xamar ku dhashay ku tirahdiid hargeysa qassab banu ku xukuna. That's Somalia and Somaliland for you Halka lakalakoogo. We said in 1991 anagu xamar dooni meyno xumaana u geysan mayno xeradi labba dawlad iyo xuduud banaga dhexeya. Was 1887 border defined Anglo Italian treaty Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted July 31, 2018 5 hours ago, gooni said: xaaji Waxaan markhaati kaaga ahay inuusan farmaajo fahmi karin odayaashan dhiigga daadintiisa kasoo qayb qaatay laguna abaal mariyay mujaahid waxaa loo baahnaa dhiig cusub oo kasoo baxa waqooyi oo la kalma koonfur iyo ciyaal ansalooti. Siyaabo badan oo dhiiga bani aadamka loo qubo ayaa jira. Farmaajo isagu qori ma qaadan laakiin waxuu isticmaalay qalin oo uu dad badan ku xasuuqay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 31, 2018 Jihad marka aad tegeysid qalin qori iyo Quran intaba waad u bahantahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 31, 2018 Sheikh axmed sunuusi was the founder of the sunuusiyun order they had.followers in eastern Sudan in kordofan. And it reached Somaliland to there was a sheikh who was their xeerow who lived in between berbera and burco. This was before saalixiya order was brought by sheikh salax of Arabia. Saalixiya order was very militant similar to the nashbagandi sufi order Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 31, 2018 Allahayoow aduunyada adaa uuntay keligaaye 2. Allahayoow arwaaxdana adaa qoray arsaaqdoode 3. Allahayoow adoomuhu aday ku irkanaayaane 4. Allahayoow alabaabada adaa ooda oo furae 5. Allahayoow ma awdidoo xaqaad soo iftimisaaye 6. Allahayoow aduunbaw arxama kii itaal darane 7. Allahayoow adaan eex aqoon eedna aan qabine 8. Allahayoow awood adigunbaa loo ogsoon yahaye 9. Ninkaloo itaal lihi ma jiro adiga mooyaane 10. Allahayoow midii uurlehiyo tii irmaan dumarka 11. Allahayoow umulihii nin diley ubad jaqsiinaayey 12. Allahayoow mid aano iyo kibir Muumin ku idleeyey 13. Allahayoow addoonimo midaan kugu adeecaynin 14. Allahayoow midkaa ku inkiree diidey amarkaaga 15. Allahayoow mid oogada jirka aad insiga mooddo 16. Allahayoow misana aan ahayn awliyana sheegta 17. Allahayoow ibleys kaa u eeg oonu garan weyney 18. Allahayoow nin aayaadka iyo diinta ku adeegta 19. Allahayoow amaba aan u odhan siday ahaayeenba 20. Allahayoow aqqonlaawahaa eeydu daba joogto 21. Allahayoow ibleyska khaliqigu ka ashkatonaayo 22. Allahayoow adigu waad ogtahay waadna aragtaaye 23. Allahayoow adoomaanu nahay diinta aaminaye 24. Allahayoow baryada naga ajiib kuu ergaan nahaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 31, 2018 That's cali jamac haabil 19 century poet berbera in order to tackle extremist shabaab dacesh bokoharam. We need to go back to nasteexada islaamka. Dadka diinti wala nacsiinayaa alla bari hala baro iyo saliga nabiga not salafijihadism dagaal aan dhaamanayn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted July 31, 2018 We are where we were in 1900. Don't expect Iley to act as his predecessor rebel. Afwerqi is acting just like Italians (Trying to be most important in Horn and connect Somalia to Eritrea) Ghelleh is acting just like the French (gateway to Ethiopia supporter but no need more territory) Abiy is acting exactly like Menelik (accepting every European demand as long as they support him in his shindig) Puntland is acting like the Boqor (isolated and danger from everywhere) Somaliland (just like British secure what they have and if need be take from Kililka or Puntland) Mogadishu (acting same way already comfortable with Italy and going about life under Italians) Only actors have changed which is natural. The game is same. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 31, 2018 12 minutes ago, Ducale said: Somaliland iyo jabuuti oo israaca might be the best way of surviving the storm. Somaliland aqoonsi wax uga roon iyago walaalahod reer jabuuti gacmaha is qabsada. Daaco, That might just be the most sensible thing you said in all of your time here. Whatever you started taking, continue using it Quote Share this post Link to post Share on other sites