gooni Posted July 31, 2018 Cinwaanka iyo hadalka khayre isma laha, waa arimaha keenta in lagu wareero saxaafadda iyo habka ay wax u qoraan ma waxay ula jeedaan in un la riixo cinwaankii lala yaababa? Maxuu yahay hadalka ka wanaagsan dhiig sodon sano yuu naga socday ha la joojiyo, midnimo iyo walaaltinimo ha lagu badelo? Midnimada soomaaliya waa muqadas maku niyad jabaan reer puntland?!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 31, 2018 Oo reer garowe ma inay somaliya ka goaan bay doonayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted July 31, 2018 42 minutes ago, gooni said: Cinwaanka iyo hadalka khayre isma laha, waa arimaha keenta in lagu wareero saxaafadda iyo habka ay wax u qoraan ma waxay ula jeedaan in un la riixo cinwaankii lala yaababa? Maxuu yahay hadalka ka wanaagsan dhiig sodon sano yuu naga socday ha la joojiyo, midnimo iyo walaaltinimo ha lagu badelo? Midnimada soomaaliya waa muqadas maku niyad jabaan reer puntland?!! Gooni, under which rock did you crawl out of. It’s called clickbait, mate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted July 31, 2018 4 hours ago, gooni said: Cinwaanka iyo hadalka khayre isma laha, waa arimaha keenta in lagu wareero saxaafadda iyo habka ay wax u qoraan ma waxay ula jeedaan in un la riixo cinwaankii lala yaababa? Maxuu yahay hadalka ka wanaagsan dhiig sodon sano yuu naga socday ha la joojiyo, midnimo iyo walaaltinimo ha lagu badelo? Midnimada soomaaliya waa muqadas maku niyad jabaan reer puntland?!! Xadka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Somalia ee 60kii wuxu ku dhacaa meel u jirta Garowe wax aan ka fogayn 5 km. Khaire ma ku dhacaa inu ka so talaabo xadkaa? Maxay muqadasnimoda midnimodu sheegaysa kol hadii aanu so hawaysan kara hayn dhul ka mid meelaha uu sheeganaayo inu Prime Minister u yahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 31, 2018 yes, it is clickbait, waxa ay rabaan in aad taabatid, almost all somali sites like this, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted July 31, 2018 20 hours ago, Deeq A. said: For walawayn the bloodshed started only when it reached their homes. Kulahaa sodon sanno KUDHAWAAD!! Of course he is starting the count from 1991 and yet he has the audacity to tell people whose dark history he is completely ignoring: "midnimadu waa muqadas". Taloow midnimadee ayaa muqadas ah, ma tan cusub ee Mr Cheese iyo tyrant Isaias Afwerki?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 1, 2018 The garowe clan enclave is very unhappy I saw islaan bashiir his calacaal. The pirates don't have the president and prime minister kheyre is not gonna blink an eye. It's reer daynillle to eat the European aid money Quote Share this post Link to post Share on other sites