Deeq A. Posted July 28, 2018 Asmara (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda Eritrea. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka Asmara ku so dhoweeyay madaxweynaha Eritrea Assias Afwerki iyo mas’uuliyiin kale. Waddooyinka Asmara ayaa lagu xardhay calanka Soomaaliya, booqashada madaxweynaha iyo wafdigiisa darteed. Madaxweyne Farmaajo ayaa Saddex maalmood oo maanta ka bilaabaneysa joogi doona magaalada Asmara. Boqollaal dad ah oo luxaya calammada labada dal iyo sawirka madaxweyne Farmaajo ayaa jooga hareeraha waddooyinka Asmara. Labada madaxweyne waxa ay ka wada hadli doonaan xiriirka labada dal, iskaashiga iyo xasilloonida gobolka. Waa markii ugu horreysay ee madaxweyne Soomaaliyeed uu booqdo Eritrea tan iyo markii uu dalkaasi madax bannaanidiisa ka qaatay Ethiopia sanadkii 1994-kii. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted July 29, 2018 I think they want to join AMISOM and get a piece of the pie. What else can Eritrea get from Somalia? Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 29, 2018 some of the places, cars, it is like you got off from time machine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 29, 2018 43 minutes ago, Tallaabo said: I think they want to join AMISOM and get a piece of the pie. What else can Eritrea get from Somalia? War jiraaba caakaaruu iman. Will know soon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted July 29, 2018 12 hours ago, Tallaabo said: I think they want to join AMISOM and get a piece of the pie. What else can Eritrea get from Somalia? Absolutely. UAE would be more than happy to finance by herself without UN/AU... Farmaajo has no choice but to agree and send letter to AU that Eritrea can be added to accepted countries. Then Eritrea creates problem in Djibouti sector and get Djibuti to withdraw. Actually Eritrea may replace Ethiopia first step then Djibouti. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted July 30, 2018 UAE wants to have a loyal base in Somalia via Eritrean AMISOM troops. Quote Share this post Link to post Share on other sites