Deeq A. Posted July 28, 2018 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray Magaalada Asmara ee caasimada dalka Eriteria. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si balaaran loogu soo dhoweeyay magaaladaasi Asmara waxaan garoonka ku soo dhoweeyay dhigiisa Eretira iyo xubno kale.i Madaxweyne Farmaajo ayaa booqasho 3- maalin qaadan doonto uu ku joogi doonaa magaalada Asmara. Waa Booqashadii ugu horeeysay ee Madaxweyne Farmaajo uu ku tago Asmara tan iyo markii loo doortay xilka madaxtinimo ee Soomaaliya. Dhowaan ayaa waxaa dhacay heshiis dhexmaray dowladaha Itoobiya iyo Erereia oo muddo badan uu qilaaf ka dhextaagnaa. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Casmara appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites