Jacaylbaro Posted March 13, 2008 Burco(Qaran)-Munaasibada culus oo loo sameeyey furitaankan Hotel Barwaaqo oo laga furey badhtamaha Magaalada Burco ayna ka qayb galeen ganacsatada ugu muhiimdan ee Gobalka Togdheer Madaxda maamulka Gobalka, xubno ka tirsan golaha deegaanka waxay ahayd munaasibad ugu balaadhanayd ee kulmisa Haldoorka Burco. Gudoomiyaha Gobalka Togdheer oo saaka hadal ka jeediyey furitaanka ayaa waxaa ugu baaqay ganacsatada Burco inay ka qayb qaataan siday lug ugu yeelan lahaayeen dhismaha gobalka iyo weliba in aanay ilaawin inay danta guud noqoto mid saldhig u ah tiir kasta oo loo taagayo danta gaara. Gudoomiyaha waxaa kale oo warkiisa ku sheegay inay maamul ahaan soo dhoweynayaan Muwaadin kasta ku dhiiratay inay hantidooda ku aaminaan wadanka “ Horumarka Bulshada waxaa uu ku xidhan yahay in la,aamino dalka” ayuu yidhi. Maamula Hotel Barwaaqo C/laahi Xaaji ayaa isaguna waxa uu furitaanka ka sheegay in Hotelkan oo ah mid sadex dabaqa, isla markaana laga bixin doono ilaa sadex qaybood adeegooda ee ay ujeedada ka danbaysa ay tahay in la xalilo baahida macaamiishood. “Waxaana Hotelkan noqon doonaa mid ka kooban 51 Hurdo, Cunto iyo weliba qaybo ganacsi ayuu yidhi” Sidoo kalena Yaasiin Cabdi Cawad oo ah Wakiilka Shirkada Indha Deero Group oo iyadu maalgelisay Dhismaha Hotelkan ayaa waxaa uu munaasibadan kaga dhawaaqay in Hotelkan kaga baxday lacag dhan $ 750,000. isla markaana ay shirkadu ka gacan siisay furitaanka Hotelkan $ 120,000. oo ah qalabayn kaasi oo ay ugu talo galeen inay ku gacan siiyaan ganacsatada yar yar. Yaasiin Cabdi Cawad waxaa kale oo sheegay in dhismaha Indha Deero Center ka kooban yahay Groun Floor oo ilaa 12 Meheradood oo loogu talo galay in laga kireeyo Shirkadaha Waaweyn ama ganacsiga ee Magaalada Burco meheradahaas oo ay hada ku jiraan qaar ka mida shirkadaha isgaadhsiinta iyo kuwa ganacsigaba Sida Telcom, Sitlink, Boosta Casriga ee Daalo Express, Mubarik Medicine Company IWM. Sadexda Dabaq ee Hoteelka Barwaaqo oo ka kooban 51 Qol oo hurdo casri ah 2 Hool oo shirarka iyo Seminaarada, qayb Restruant Cunto ah, oo shirkadu ku qalabaysan qalab casri ah sida Hotelada Four Stars. Hotel Barwaaqo oo ka mida Hotelada waa weyne ee kor u qaadaya Standard Magaalada Burco Reported By: Yusuf I Warsame Ilka Case, Burco Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted March 13, 2008 Hotels with Somali names vs Hotels with English names Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 13, 2008 who is winning ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted March 13, 2008 Waa la eegi doonaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 13, 2008 don't you think this Barwaaqo is somehow too much for burco ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted March 13, 2008 LoL The more the merrier saxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
chubacka Posted March 13, 2008 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: don't you think this Barwaaqo is somehow too much for burco ?? HOW RUDE! *must remove JB from FB friend list* Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 13, 2008 loooooooooooool .... was just a simple question dee ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
chubacka Posted March 13, 2008 well the answer is NO! I mite stay there this summer if i can gather the courage (and the money) to go. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 13, 2008 It is going ,,,, i might open one there too Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted March 14, 2008 A bit of competition is healthy yaa North. It looks like the Barwaaqo Hotel in Hargaisa, same owners? Sidoo kalena Yaasiin Cabdi Cawad oo ah Wakiilka Shirkada Indha Deero Group oo iyadu maalgelisay Dhismaha Hotelkan ayaa waxaa uu munaasibadan kaga dhawaaqay in Hotelkan kaga baxday lacag dhan $ 750,000. isla markaana ay shirkadu ka gacan siisay furitaanka Hotelkan $ 120,000. oo ah qalabayn kaasi oo ay ugu talo galeen inay ku gacan siiyaan ganacsatada yar yar. Good to see my old neighbours (deeros) are doing their part for the town and small businesses. The Mayor is full of sh*dh. Politicians, eh? :rolleyes: Originally posted by chubacka: quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: don't you think this Barwaaqo is somehow too much for burco ?? HOW RUDE! *must remove JB from FB friend list* LOL. So is your name Barwaaqo or are you a Burcaawi ... or both? You took that v. personally. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted March 14, 2008 Somalis really don't know how to take pictures, their style always gives the impression that new buildings were build on a hill and now one side is uneven lol good job btw. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted March 14, 2008 ^^ I suppose that's why they call it the land of poets and not photographers. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: don't you think this Barwaaqo is somehow too much for burco ?? No comment. At this rate, won't be long till Burco has more hotels than mental institution. *ducks from the budhs and dacas* Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted March 14, 2008 how much do i have to pay per night? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted March 14, 2008 Ayoubow, waa ku sidee ninyow? :eek: :mad: Budh iyo dacas is so 90s! Bokoorad iyo toore dhe saxib bakoorad iyo toore Ha la is arko in May IA Quote Share this post Link to post Share on other sites