Sign in to follow this  
Deeq A.

VOA oo warbixin xasaasi ah ka diyaarsisay qalalaasaha iyo khilaafka NISA + Dhageyso

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online) – Sugida ammaanka magaalada Muqdisho ayaa u ahaa dowlada Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre mid ka mida waxayaabihii ugu horeeyey ee ay dooneysey in ay ka mira dhaliso.

Inkastoo marar badan lagu sameeyey isbedel dhinaca hoggaanka ah, haddana ma noqon mid lagu guuleysto.

Magaalada ayaa waxaa ka dhacay qaraxyo xilli inta badan ay xiran yihiin waddooyinka Muqdisho, waxaana ay taasi keentey in hay’adaha ammaanka wax laga weydiiyo sababta qaraxyadan looga hortagi la’yahay xataa hadii wadooyinkii la xirey.

Su’aashaas ayaase banaanka soo dhigtey khilaaf markii horeba jirey, balse aanan si baahsan loogu wada jeedin. Hadaba muxuu yahay khilaafkaas, muxuuse sababi karaa? Maxaase la gudboon madaxda dowlada si loo wanaajiyo wadashaqeynta heyadaha amaanka?

Falastin Axmed Iiman, oo ka tirsan idaacadda VOA ayaa warbixin baaritaan oo xasaasi ah ka diyaarisay khilaafkan. Hoose ka dhageyso.

https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2018/07/Khilaafka-NISA.mp3

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this