SayidSomal Posted September 13, 2010 Degniin le! lugta, lugta ciishay cadaawe ha gooyo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted September 13, 2010 Timur waxuu ahaa warlordkii ugu weynaa Mongolka oo muslimiinta ahayeen. Timur reerkiisa waxeey fureen boqortoyada Mughalka ee Hindiya ku faafte. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted September 13, 2010 Dee adigu ninkaa Timur ee reer Mongoliya maxaad isu tihiin? Sawirkan aad sidataana ma kiisiibaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted September 13, 2010 anii iyo Amiirka mongooliya wax ma isku naha. Sawirkeey waa kii Madaxweyne Faroole ee Gobolka Buntilaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 14, 2010 Originally posted by Timur: ee Gobolka Buntilaan. Walee malaa meeshan Cade Muusena soo gal ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 14, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by Timur: ee Gobolka Buntilaan. Walee malaa meeshan Cade Muusena soo gal ,,, ^ hadduusan Dawladda dhihin, igaar raaya waaye. Timur, soo dhowaaw lee, mininka mininkaa waaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 14, 2010 Waryadahee, Cade muuse ha caynina. kaftana badan bey ka samayen marku meesha joogay oo ay reer bariga asalka ah is af-fahmiwayeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 14, 2010 Buntilaan Intaas uun baan anigu sheegayay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites