Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

what kind of somali food you like to eat in Quraac,da Qadada , cashada?

Recommended Posts

i was asking my self: are most of somalians have same preference in QURAN, QADO AND CHASHO, and what they like to eat? and if other races habit of eating already influenced ours?

 

Aka ME, the best somalian food i like is : CANBUULO.

Qurac: Canjeero(laba xabo) iyo Suqaar am Beer.

Qado: Baasto ama Bariis amd Muufo raacsan Qudaar and Hilib. Dooro amd Malaay

Aka cASHO: Alla Canbuulo.

 

Yaabka-Yaabkiis

Share this post


Link to post
Share on other sites

waar digaag dheh ama chicken ama Dajaajah ,,, laakiin dooro inaga daa waa Ramadaane :D

 

 

Anyhow ,, anigu hadii aan helayo 3 da waqtiba Digaag baan cuni lahaa runtii.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

LOOOOOL@dooro...Anooba dooro dhihikaro maxaa igu wato digaag...Bisinka...

 

QURAAC: Beer iyo Rooti aansalooti iyo bakeeri dheer oo shaah ah

QADO: Sabaayad iyo Suqaar OR Bariish iyo Malaay

CASHO: Malawax

 

That's my fav Somali dish...Let's not forget basbaas iyo moos iyo liin dhanaan... :D

 

Dabshid, here's the dooro aan aqaano ani: Chickens_drinking.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bismillaah cunto badanaa tani ..... show waa waxaad ku naaxday :D

 

 

how about:

 

Bariis isku dhex karis ah with xabbad muus ah, liin dhanaan and besbaas ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

QURAAC: Beer iyo laxoox,3 koob oo shaah bigaysa.

QADO: Bariis dhex karis,iyo fal fal ama Kalluun shiilan.

CASHO: Kibbis , youghart,caano ciir, iyo muqmad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

Breajfast: Hot canjeero with beer and salad

Lunch: baasto al dente with steak..banana, liin and mild besbaas

Dinner:Cambuulo (one needs to be regular) with bariis or galey, with spot of macsaro and sugar

 

Is muqmad kalaankal or oodkac?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this