Sign in to follow this  
Abtigiis

Faraha laga qaadayo dadka Doorashooyinka SL oo laga iibinayo Wadamada shisheeyaha?

Recommended Posts

Abtigiis   

It is Xargaga again!

 

-------------------------------------------------- ----------------------------

Digniin Shacabka SSC Diiwaangelinta Somaliland

Tuesday, November 11, 2008 - 09:13 PM

 

 

Dadka isu diiwaan gelinaya Soomaaliland oo faraha laga qaadayo waxay khatar u yihiin in loo isticmaalo farahooda si khaldan..

 

 

Waxaa soo baxaya warar badan oo sheegaya in warbixinaha laga qaadayo dadka la sheegay in ay maamulka Soomaliland u diiwaan gelinayaan doorashooyinka durba loo isticmaalay si khaldan oo khatar ku noqon karta qofka amaankiisa iyo mustaqbalkiisa.

 

 

Hadaba waxaan xusuusinayaa dadka degan SSC in siyaabahan soo socda loo isticmaali karo farahooda iyo warbixintooda:

 

1- Faraha dadka laga qaado waxaa lagu uruurinayaa meelo aan amnigoodu sugnayan.

 

(you would think in blood transfusion laga hadlayo here) :D:D

 

 

2- Waxaa laga iibin karaa warbixinta qofka hay'ado shisheeye iyo shaqsiyaad dan gaar ah ku fushanaya.

 

( Wonder what the fingerprints of a nomad in Buuhodle will do to wadanada shisheeye) :D

 

 

3- Waxaa la siinayaa safaaradaha Yurub iyo Maraykanka ee ku yaala wadamada aynu jaarka nahay iyo Ethiopia oo isticmaali kara hadii uu qofku damco inuu ka dhoofo wadanka.

 

 

4- Waxaa la siinaya hay'adaha sirdoonka sida FBI,CIA,MI5 iwm.

 

 

5- Waxaa loo adeegsan karaa in faldembiyeed dhacay dusha lagaa saaro,iyadoo la isticmaalayo farahaagii iyo warbixintaadii.

 

 

Hadaba waxaan kula talinayaa in ay shacabku ka digtoonaadaan in ayan cidna siinin warbixintooda ayana yeelin in la sawiro farahooda ilaa iyo inta ay dawlad dhexe ka dhalanayso dalka.

 

(It is clear. Farahiina ilaashada!) :D:D

 

 

To SOlers:

 

You think this is a joke. I can tell you it resonates well with the folks down there where the votes are supposed to be casted. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Nuune...soo lama oran Madaxweyne baa tahay? Wuxuu rabuu sameynayaa hadaba... :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this