Sign in to follow this  
N.O.R.F

Somali Jokes iyo Maah Maah Thread

Recommended Posts

I hate this one but I hear it sometimes:

 

Naag ha kaga jirto guri ama god.

"Your woman should be in the house or in the grave."

 

What piss-ant came up with that?

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooool ,,,,,,,

 

 

Fuley wax ka wadne wayn : The coward is really coward by any means :D

 

 

Ma waxaan ku mooday, Mise waxaad noqotay, Mise waxaan loo noqon doonin: I'd thoughts about you, you become something else and lessons are learnt.

 

Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan: Together we can do a lot.

Share this post


Link to post
Share on other sites

WAR RUUXII HULEELEE KA TAGA, HOGOBKA CIIDIISABA

HAYTOLOSHKUU MAGANTA U NOQDUU, EBID KA HOOSEEYNE.

 

CANJEERO SIDA AY UKALA KOREESA AYAA LOO KALA QAATA.

 

SAC MADOOW WIXII CANIHIIISA CADEEEYAY CIBAARO WAAYE.

 

NIN ADUUNYO JOOGOOW MAXA ARAGTI KUU LAABAN.

 

KAMSUUMO KUN YAAASIIN KUMAR AMA KASKA KUJOOOG.

 

RUMAA LA SHEEEGIN MAAHINEEE GEEEL DAMEER KARAAD QURXOON.

 

DOOOLI BOOODBOODKIIS MUKALAAL XANAAQEED WAAYE.

 

CALINA GAR LEH CEYDIIDNA GAR LEH BY QANYARE.

 

DAGAALKA HALA JOOJIYO HADII LA JOOJI WAAYO HALA YAREEYO BY NABADOONKA SHAANSHI(REER HAMAR)

Share this post


Link to post
Share on other sites

And yaa yiri the 'ood' ayaa original ah? You heard the ood one first does not mean it is the original one.

 

Speaking of ood and canjeero, tan canjeeradda ku saabsan ayaaba si caqligal u ah. Ood qoryaheeda tan hoos taalo waaba soo saaran kartaa mar mar iyadoo kuwa kor saaran ay isku dhicin, not with canjeero iskor fuusho.

 

Maahmaahda Banaadiriga wax gaaro malaha with their sheer simplicity and yet hidden meanings behind each. I especially still like dooli wadkiis galay, shaarbo makulaal aas ku ciyaaraa iyo midka kale ee abkeey dooli diloow, dad nool maas u daahaa.

 

Luuq luuq maroow, laasim laamigaas kusoo dhacaa.

 

No need in la sharxo all these maahmaahyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

you guys can help for the translation please...let me translate: Canjeero see ukala sareeso aaa loo kala qaataa: steps or plans should be considered according to their priority.

E.g if you aiming to start project concerns one segment of Hargesia market--you should first learn that segment... (plus when you having interview with somalilenders dont call them '*******'nor say i dont know when somaliland will be regonized as goverment say somaliland goverment :D:D lol ) eccept the joking part tusaalaha waxan kala jeeda MAAHMAAHYADEENA xikmad ayey wataan--iska firi

Share this post


Link to post
Share on other sites

WAR RUUXII HULEELEE KA TAGA, HOGOBKA CIIDIISABA

HAYTOLOSHKUU MAGANTA U NOQDUU, EBID KA HOOSEEYNE:

The simple translation is of this maah maah is: in UK, NORTH-AMERICA, Though some weakness as others do ..hadana wadamadaas wixi xunba xaawa ayaa leh baaa nahay ..lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maahmaahyada cannot directly translated. It is useless because murtida ku jirto ayaa ka baxeyso. What one needs to do is find the closest proverb other non-Soomaalis use, this time that borrowed one which originated from Shiinaha.

 

Canjeero sidee u kala koreysaa loo kala qaadaa = Every journey begins with a single step.

 

And the Jarmalka one closest to one of ours:

 

Miro gunti ku jira, kuwo geed saaran looma daadsho = A bird in the hand is worth two in the bush.

 

And Kuuriyaan one:

 

Nimaan shaqeysan shaah waa ka xaaraan = No pain, no gain.

 

Beentaada hore runtaada dambe bay u daran tahay = The boy who cried wolf ...

 

Aqooni la'aan waa iftiin la'aan = Knowledge is power.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this