Suldaanka Posted July 14, 2018 Suldaanka Guud ee Galbeedka Burco arrives in Eel Afwayne Peace conference. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted July 14, 2018 Suldaanka Guud ee Bariga Burco arrives in Ceel Afwayn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted July 14, 2018 Garaadka Beesha Laascaanood arrives in Ceel Afwayn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted July 14, 2018 Who-is-who of Somaliland's Uluma and Peace makers arrived in the town of Ceel Afwayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted July 14, 2018 Poets compose poems for peace in Ceel Afwayn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted July 14, 2018 Somaliland VP Mudane Saylici in Ceel Afwayn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted July 14, 2018 It looks like Somalilanders have some grey matter between their ears, more than the rest. It is always better to take military action after exhausting other avenues. In the end no body questions the measures. It takes same time to prepare military too and costs more. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 14, 2018 Hopefully, this one lasts! Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 16, 2018 Ilaahay hasoo hadeeyo dhiigoodana hakala badbaadiyo. Waxaa lag yaabaa inaan ku khaldanahay ama aad la yaabtaan aragtidayda. Baaritaan ii gaara oon ku sameeyay beelaha isku dhaca iyo dagaalkooda Waxaa iigasoo baxay. Haddii aysan jirin dawlad laga baqo, oo isla beelihii dawlad isku sheegayaan aan waxba qavan jarin, waa wakhti lumis. Culimo looma yeero u sheegta ciqaabta uu mudanayaan alle hortiis, oday dhaqameedna lama cusuumo, qarash iyo wakhtina lama lumiyo. Waa in la ogaadaa in lagasoo gudbay waayihii dadku is maqal iyo kala dambayn lahaan jireen culimadana laga ducaysan jiray oo la uxtirasmi jiray. Waxaa lagu wada noolyahay sananjan, waa munaafaqnimo iyo biti biti fara badan oo aan xad lahayn, ama labo beelood oo walaalaa yaa is laayay. Qof aakhiro isu diray see walaalo u noqdeen?....laysma waydiiyo!! Faraha laysaga qaadaa, haddii la awoodo waxaa loo qodaa ceelal biyood iyo isbitaal dumarku ku dhalo. Aakhirka ayagaa heshiin ayadoon cid dhex geshaa jirin, qarashka iyo wakhtigaa lumayna miro la gurto ja imaan maayaan. Waa arrin aan usoo joogay dhawr beelood oo hadda dadka isugu jecel, beri horena ahaan jiray walaalo is laaya oo heshiisiintooda dhib badan lagasoo maray iyo taag waa.! Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 16, 2018 aad bay u dhacdaa arinkan, laguma khasbi karo, waa in labada belood ay ka go'daa in ay heshiyaan, ogaadaana in kala guuri karin. Maahmaah baa ahayd “Dab Munaafaq Shiday Muumin baa ku gubta” mar walba Geel jire aan qiima lahayn baa Hal door wax yeela, halkaas bay ka kac daa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted July 16, 2018 3 hours ago, gooni said: Ilaahay hasoo hadeeyo dhiigoodana hakala badbaadiyo. Maxaa kaa lilaahi ah? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted July 16, 2018 Shigudoonka shirka oo la magacaabay 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted July 16, 2018 Mashallah. Waa ala mahadii culumaddeeni aan jeclayn ayaa isugu timid. Guul iyo Gobonimo ayaan ilaahay uga baryayna. 6 hours ago, Barwaaqo said: Shigudoonka shirka oo la magacaabay Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 16, 2018 This is a big test, where everyone else failed, hope they succeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites