Xaaji Xunjuf Posted July 10, 2018 Dagaalku wuxu ka mid yahay waxay gaaaladu ugu yeesdhan human nature. Ama wax dil ama halugu dilo. Waxa jira mar la dagalaamo iyo mar nabbad la qaato. Somaliland waxa ka goaan inay xuduudeeda tagto af iyo adin iyo qori intaba waalugu difaacaya. Tegista geedka yoocade anagu dagaal waan soo aragnay. Qixi adeerka afweyna waaganu eryanay. Beesha budhcadbadeedka ku takhasuusay haday dhulkooda ku eekadan anagu waxba yeeli mayno anaga dhulkyaga ma Sheegan karraan haday se sheegtan dee garowe banu qabsan. Maxay samayn marka ma itoobiya bay u cabaaho tegi doonan Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 10, 2018 Xaaji Geedka yoocadu waa garoowe somaaliduna waxay ku maah maahdaa dad iyo duurba waxadan ka filayn yaa kaaga soo baxa siiba markaad dad iska hurda kalida ul kaga taabato. Amay snm ka qaadaa wax badso wax beel keentaa? Saaxiib mowduucu meeshaa ma'ahan Waxaa aad iigu adkaatay inaan fahmo professor samatar lacagtii uu xoogiisa kusoo shaqaystay iyo dhididkiisa oo qurbuhu jusoo wareeriyay, yuu ku dagaal geliyay snm si ay u daadiyaan dhiig dad kaloo soomaaliyeed.!!! Waliba qalbigiisa gacanta saaraya oo qiiraysan, aduunyadaan ninkii sii jooga wax ka yaabiya waayi maayo. Reer boorama waa dadka soomaalida ugu fiican uguna dulqaadka iyo nabadda jecel waxaa laga yaabaa ayagoo la dulmay inay samraan Taa bedelkeeda ilaahay wuxuu ku abaal mariyay inay ku noolaadaan meesha soomaaliya ugu nabadda iyo aqoonta badan الهم زيد وبارك Markuu ku dooda waxaan kasoo jeedaa gobolka awdal, xumaan kastuu sameeyo isla markiiba way masaxmaysaa outomatically. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted July 10, 2018 21 sano bay laboboqol oo kilo mitir Jeegaant soo guurguuranaynayeen hadana labo bilood bay dagaal sugi la'ayihiin . Dagaalka markaad rabteen baad soo qaadeen, kuwaana markii ay rabaan bay qaadi. Ma aha markaad idinku rabtaan. Hadii aad dagdagsantihiin idinku bal sii hormara oo Yoocade taga. Hadalku waa dhanyahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted July 10, 2018 I have never seen anyone advocate rushing to war they are not participating as these delusional secessionist in SOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 21, 2018 Prof samatar is a real changed man Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted July 21, 2018 niyoow Samatar is a nobody both in somali politics and in the eyes of average somali. let us not overblow his status. he lost all credibility he had long ago. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites