Koora-Tuunshe Posted August 4, 2010 SPR: Barnaamijka Murtida iyo Madadaalada ayaa ah barnaamij xikmadeed oo aan idiin soo deyno todobaad walba. Barnaamijka todobaadkan ayaa waxay ku saabsantahay sheeko cajiib ah oo halku dhigeedu yahay “Xoolo Xiniinyo Manoqdaan”. Barnaamijkan waxaa idiin soo tebinaya oo islamarkaana aan nasiib u yeelanay abwaanka weyn ee Soomaaliyeed C/naasir Cali-Daahir Shabbac “Dhagadheere”. HALKAAN KA DHEGAYSO Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gallad Posted August 11, 2010 Interesting program. I thought he was Idaajaa. He sounds like Idaajaa. Maasha Allah. Wa sheko fiican hikmad leh. "farah waxa lagu hanta in u isago hadaya xeydh farahu kaga go'deen, lakin xajo regeed ayay kaga go een" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 12, 2010 Maxaa xiniinyo noqdo markaaas? Anyaxa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 14, 2010 lol . interesting Quote Share this post Link to post Share on other sites