Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Axmed Madoobe oo isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (Caasimada Online)-Hogaamiyaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Caawa isku shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Wasiirada, iyadoo Wasiiradii hore qaarkood ay waayeen xilkooda.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Hogaamiyaha ayaa lagu sheegay in wadatashi uu la sameeyey ku-xigeenadiisa kadib uu magacaabay tirro Wasiiro ah, halka qaarna uu xilka ka qaaday.

HOOS KA AKHRISO ISKU SHAAN DHEYNTA

wareegto-Cusub.jpg?resize=696%2C957&ssl=

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this