Saalax

Somaliland troops and east Burco civilians fight over khat in Ceel Afweyn several dead and injured

Recommended Posts

Saalax   

 

Ceel-afweyn: Hal Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda ayaa ku dhintay halka 5 qof oo isugu jira laba shacab ah iyo 3 askari la sheegay in ay ku dhawaacmeen iska hor imaad Ciidamada qaranka iyo dad shacab ah ku dhexmaray goobo kala duwan, walow aan war laga hayn khasaaraha dhabta ah hadana warar aan ka helay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa ii xaqiijiyay in dhimashadu tajay hal askari balse dhaawaca ciidanku yahay 3 askari iyo laba qof oo shacab ah.

Wararku waxa ay intaas ku darayaan in dablayda ciidamada is rasaaseeyeen kedib markii la dhacay habeenimadii xalay ahayd gaadhi Qaad u siday magaalada Ceerigaabo

 

https://burcoonline.com/articles/74929/War-Deg-Deg-Ciidanka-RRU-Iyo-Shacabka-Degaanada-Ceel-*******-ee-Degmada-Ceelafweyn-oo-Isko-Dhacay-Iyo-Dhaawac-Ka-Dhashay-Halkaasi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.