Sign in to follow this  
RedSea

Graduates of Hargeysa and Amoud(Borama) Universities.

Recommended Posts

RedSea   

Congradualations to the 2007 graduates of Hargeysa & Amoud Unis(SL).!

 

 

Hargeysa University.

 

 

Dufadii_4aad_Jaamacada_Hargeysa_5.jpg

Dufadii_4aad_Jaamacada_Hargeysa_4.jpg

 

Dufadii_4aad_Jaamacada_Hargeysa_3.jpg

 

Dufadii_4aad_Jaamacada_Hargeysa_1.jpg

 

 

In Hargeysa:

 

Arday ka kooban 130 Arday , ayaa Maanta ka qalin jabiyay Jaamacada Hargeysa, kuwaasi oo bartay sharciga , Ganacsiga iyo Daraasaadka diiniga ah.

 

Xafladii loo sameeyay qalin jabinta Ardaydaasi oo lagu qabtay xarunta Jaamacada Hargeysa waxa ka soo qayb galay Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo KULMIYE , Wasiiro , Shirgudoonka Baarlamaanka , Maayar ku xigeenka , Aqoonyahano iyo Ardayda Jaamacadaas.

More images from ceremony in hargeysa.

 

 

Amoud university of Boroma, Awdal.

 

Amud_University_Dufcadii_6aad_1.jpg

 

Arday.jpg

 

Amud_University_Dufcadii_6aad_7.jpg

 

Amud_University_Dufcadii_6aad_9.jpg

 

 

-------------------------

Boorame - Dufcadii Lixaad ee ka qalin jabisa Jaamacada Camuud oo ay markii ugu horeysay ku jiraan Lix Dhakhaatiiri , ayaa shahaadooyinkii lagu gudoonsiiyay xaflad Maanta lagu qabtay xarunta Jaamacadaasi Boorame.

 

Ardayda qalin jabisay oo gaadhaysay 104 arday , waxa xaflada qalin jabintooda ka soo qayb galay Wasiiro, Masuuliyiinta gobolka iyo degmada Boorame,Gudoomiyaha Xisbiga UCID, Hay’ado Caalami ah , dadweyne , Masuuliyiinta Jaamacada iyo Marti sharaf kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this