Yunis Posted June 28, 2018 Cajeeb, "WaadhYee, Dad Ajnabi ah RRA oo gobolokala kasooduulay, oo Dhaqalihii lawareegay". Ceerigaabo city masaanaa kadhab ah, War dadku cawaansanaa. Either work your butts off to compete or quit crying and be loyal customers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 28, 2018 Somehow Somalis are stuck in socialist ideas, maybe from Siyad Barre era they want everthing done for them. if you don't innovate or diversify your business, you lose. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted June 29, 2018 Definitely this is the work of our friend Oodweyne. He is probably in Hargeisa and if my prediction is right , he will join the next cabinet shuffle of Ina Biixi . If rule of law comes back to any Somali territory and people are given equal opportunity to succeed and work hard, every Somali town in the North West, North East and central Somalia will be dominated by those who work hard. Also if fair election is held many tribes will cry foul by losing seats to others. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 29, 2018 13 hours ago, Xaaji Xunjuf said: Lool@ tallaabo oodweyne doesn't like reer baydhabo.but on a serious note I have seen rra communities in hargeysa they are the least hateful towards Somaliland cause. I think we should welcome Sharif sakin. And forge ties with rra community. They are far better than the demolition crew of Mogadishu unukaleh and habargangster from guriceel. And better than the pirates from garowe. And the afweyne remnants from gedo. And the afweyne remnants from gedo are also In conflict with reer baydhabo lets welcome reer bay and bakool they are far better than the gallas. Lol😆😆😆😆 Saaxiib, why not keep it short and simply and say, “ reer Digir iyo Muufo are the best Somalis?”😀 As for the topic at hand, I believe those demonstraters are backward oriented individuals, who ought to be educated on the importance of unfettered competition in the marketplace and the value it brings to society at large. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 29, 2018 yes agree protectionist will fail. Didn't know they were into business, yes I heard contruction workers are dominated by Somalis from South and are prefered cuz excellent work ethics. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted June 29, 2018 Ganacsatada konfur galbeed xuduud maleh tuulo walba way ka ganacsadaan waxayna kasoo bilaabaan ganacsigooda meel hoose ama wareejinta cadceed kulul ayagoo iibinaya dharka iwm Mudo ka dibna waxay samaystaan gaari gacan aad u baxaad weyn oo wax walbaba iibiya tartiib tartiibna kor u socds ama si dhakhsaa. Hadaba maxay gobolada kale uga horyimaadaan ganacsatada koonfur galbeed? Aragtidayda waa labo arimood Tan kowaad inta badan waxay isku dayaan inay ku ganacsadaan ijaar la'aan taa bedelkeedana waxay raqiisiyaan badeecadooda oo soo jiidata dad aad fara badan suuqana ka saarta kuwa ijaarka bixiya. Tan labaad waxaa aad u yar dhex-galka iyo xidid wadaagga dadka ay la joogaan ama la ganacsanayaan. Intooda badana baydhabo telefon bay kula hadlaan ayagoo af-may ku hadlaya ama lahjadiisa hooose, taasoo ka dhigaysa aragtida dadka kale inuu usoo shaqo tagey sida sacuudiga oo kale. Ganacsiga waa lagu tartamaa dhulkuna waa dhul soomaaliyeed arsaaqaddana ilaahay baa qaybiya waxaase meesha ka maqan qaanuunkii dadkoo dhan isku hayn lahaa una sheegi lahaa baydhabo sanaag iyo galkacyo inay soomaali leedahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted June 29, 2018 Kkkk wallee ragii RRA libaaxyo laga qeyliyey ayey noqdeen even muqdisho main market bakaaraha ayaga ayaa hada dominant ka ah ganacsatada qeybta hoose/ dhexe mardhawna completely ayey la wareegi doonaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 1, 2018 On 6/29/2018 at 2:11 AM, gooni said: Ganacsatada konfur galbeed xuduud maleh tuulo walba way ka ganacsadaan waxayna kasoo bilaabaan ganacsigooda meel hoose ama wareejinta cadceed kulul ayagoo iibinaya dharka iwm Mudo ka dibna waxay samaystaan gaari gacan aad u baxaad weyn oo wax walbaba iibiya tartiib tartiibna kor u socds ama si dhakhsaa. Hadaba maxay gobolada kale uga horyimaadaan ganacsatada koonfur galbeed? Aragtidayda waa labo arimood Tan kowaad inta badan waxay isku dayaan inay ku ganacsadaan ijaar la'aan taa bedelkeedana waxay raqiisiyaan badeecadooda oo soo jiidata dad aad fara badan suuqana ka saarta kuwa ijaarka bixiya. Tan labaad waxaa aad u yar dhex-galka iyo xidid wadaagga dadka ay la joogaan ama la ganacsanayaan. Intooda badana baydhabo telefon bay kula hadlaan ayagoo af-may ku hadlaya ama lahjadiisa hooose, taasoo ka dhigaysa aragtida dadka kale inuu usoo shaqo tagey sida sacuudiga oo kale. Ganacsiga waa lagu tartamaa dhulkuna waa dhul soomaaliyeed arsaaqaddana ilaahay baa qaybiya waxaase meesha ka maqan qaanuunkii dadkoo dhan isku hayn lahaa una sheegi lahaa baydhabo sanaag iyo galkacyo inay soomaali leedahay. Waxyaabihii muhiimsanaa dhaqankooda waaka booday. Koow: Waa dad shaqada aad ugu dadaalo, shaqadee tahayba. Shaxaad dhaqankooda ma'aha, ceeb ayeena u arkaan shaxaadka. Laba: Balwadaa ku yar, siiba dagaaladii ka hor, waana dad qunyar socod ah oo muuminimada ku adag, waa sidee macalin dugsiga ugu badanyihiin. Sadex: Fadhi ku dirir kuma arkeysid, xataa maalmahee fasax yihiin fadhi ku dirir iyo qabyaalad waqtigooda kuma dhuminayaan. Xataa online Soomaali forums and baraha bulshada kuma arkeysid haddaa si fiican u fiirisid. Qabyaalad iyo reer difaac in meel lala soo fariisto yax yax ayeeba la tahay. Dhaqanadaas kor ku soo sheegay waxee la wadaagaan Reer Koonfurta qaarkood, sida Reer Banaadiriga, Reer Xaayoow, Jareerweyne iyo Reer Waamo. Waxaa keenana waxee tahay reer guuraa ma'aha. Reeraha deegaankooda tabcada (sida beeraha iyo malaayga) wey ka dhaqan duwanyihiin geeljirta, camalkoodana aad u deganyahay. 3 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted July 1, 2018 The difference is farming dominated, nomad dominated, hunter gatherer dominated....etc societies. The farmer has to build permamnet home, solid home and is attached to the land, to constructing durable buildings, needs roads even for his animals. The nomad has temporary home, not much effort required or wasted, no attachment to specific land in particular and will even fight and take if other land grass is greener. Can stay and chit chat under tree shed all day while his herd are feeding themselves. Its a big cultural difference. The nomad thinks he is upper class and farmer is second class. The nomad does not realize that its moving up to stop going after camels and settle with little farming, little industry and in generation or so forget the animals all together, but keep the nomad mentality longer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 1, 2018 Exactly the nomad is proud he looks down to the farmer Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 1, 2018 Waa sax intaa aad sheegtay way leeyihiin iyo waliba balwad la'aanta oo in badan oo ka mida aysan qaadka iyo balwadaha kaleba lahayn. Balse hadda kuma eka beer qudha iyo baydhabo waa ganacsato aad u socod badan. Hadda ka hor waxaan taxi isla soo raacnay dhalin yaro kasoo jeeda konfur galbeed galkacyo ilaa garoowe koontrool kasta waxaa lagu furfurayay af garasho iyo aqoonta darawalka, kiise ugu darnaa waxa uu ahaa kan garoowe laga galo oo la tahriibiyay qaarkood kuwana la xafidsiiyay sheeko kale. Waxaa la yaab sii noqonaysa dhalin yaradaas uma socdaan sucuudiga iyo inay kasii tahriibaan puntland waxayba ku egyihiin garoowe bosaso qardho oo waliba meherado macruufa ku leeyihiin. Su'aasha kale oo aan is weydiiyay waxay ahayd maxaa kalifay inaysan cidina waxba i weydiin anigoo ka qariibsan wax mehereda iyo gaari gacan midna ku lahayn. Waxaan u qaatay inaan dhex-galka uga dhiiranaa cidina soomaali ma kala garan karto waa isku nooc ama shakal. Mushkiladda haysata ma'ahan in shacabku cunsiryiin yihiin waa dhex-gal la'aanta siiba guursiga hablaha faraha badan oo ilaahay nagu galaday Maxaa diiday in seedayaashi kontoroolka kusii sugaan? ama wiilashuu abtiga u ahaa qaarkood helo? Xididku waa muhiim, wuxuuna ka qayb qaataa is dhex-galka bulshada. Xataa labo isku mar waa la Aroosi karaa, ayagoo weliba ogol inay isku barkin ku seexdaan habeenka ugu horaysa. Meel nimcadaasu taalo ma jirto aduunka kale ee aaway raggii ka faa'iidasan lahaa.?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted July 1, 2018 9 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Fadhi ku dirir kuma arkeysid, xataa maalmahee fasax yihiin fadhi ku dirir iyo qabyaalad waqtigooda kuma dhuminayaan. Xataa online Soomaali forums and baraha bulshada kuma arkeysid haddaa si fiican u fiirisid. Qabyaalad iyo reer difaac in meel lala soo fariisto yax yax ayeeba la tahay. Waxa baas oo adiga dadkaaga kaa duway maxay tahay??? Somalilanddiid iyo siyaasad qadhmuun ayuunbaad halkan lasoo gashaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted July 1, 2018 3 hours ago, gooni said: Xataa labo isku mar waa la Aroosi karaa, ayagoo weliba ogol inay isku barkin ku seexdaan habeenka ugu horaysa. You have been watching too much porn Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 1, 2018 28 minutes ago, Tallaabo said: You have been watching too much porn threesome! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 5, 2018 On 01/07/2018 at 7:37 AM, Tallaabo said: Waxa baas oo adiga dadkaaga kaa duway maxay tahay??? Somalilanddiid iyo siyaasad qadhmuun ayuunbaad halkan lasoo gashaa Faradheer bud ayee wax ku maqlaan iyo periodical karbaashid. They enjoy that, it seems, falsely assuming it gives one power. If they want that, they will receive it then. Quote Share this post Link to post Share on other sites