OG Moti Posted August 16, 2004 Somali Youth Leage Somalia The "Somali Youth League", a social and political movement established in Mogadishu in 1942, quickly gained popularity and spread throughout the region. It called for the complete restoration of cultural and political freedom. The government of Ethiopia, where the movement had considerable popular support, pronounced a ban on all political activity, particularly targeting the League. When Ethiopia took over the Haud and Reserved Areas, there were violent demonstrations throughout Somali territory. Consequently, thousands fled from the Ethiopian military, forcing Britain and Italy to accept them as refugees. In July 1960, the British Protectorate and the Italian Trust were united, but no clear legal border had been accepted to separate the newly formed Somali Democratic Republic from the Ogaaaden in Ethiopia. Reconciliation talks with Ethiopia were held in May, August and September of 1986, and the question of the Ogaaaden border dispute was still not solved. A sudden attack by Ethiopian forces in the middle of the peace talks, in February 1987, surprised everyone and brought the talks to a close. With the loss of some 400 Ethiopian soldiers and 11 tanks captured, it was generally believed that Somali guerrillas had tricked the Ethiopians into attack to derail the peace accord. ________________________________ Post any informative about Somalia in here to educate our members about their country.. Peace Quote Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted August 16, 2004 educational purposes: waxaa jiri jiray LOOX waxaa jiri jiray ALI DHAREEROOW (oo khada laga sameen jiray) waxaa jiri jiray WA SHAMSI WA DU XAAHAA waxaa jiri jiray GARAANGAR waxaa jiri jiray IMBILI waxaa jiri jiray BALIIL (boojo boojo) waxaa jiri jiray DARBI SAAR waxaa jiri jiray AFAR KA GEES waxaa jiri jiray RIGOORO RIGOORO (sharad) waxaa jiri jiray BIRIBAATI waxaa jiri jiray FOOTO SHAARI waxaa jiri jiray CIYAAL ZIYO waxaa jiri jiray FEERO KOOYO waxaa jiri jiray O aan kugu salaamy V aan kaaga qaaday waxaa jiri jiray QAFAAL waxaa jiri jiray BIIJO waxaa jiri jiray INJIR waxaa jiri jiray PRIMO SUGUNTO TEERSO waxaa jiri jiray BAABUURTA FI-AT waxaa jiri jiray LAND_CRUISER waxaa jiri jiray TOYOTA CARASICA XL waxaa jiri jiray XAAJIYO QAMSIIN waxaa jiri jiray TACLUUG waxaa jiri jiray CEELGAAB (suuqa dhaca) waxaa jiri jiray CIYAAL KOOLO waxaa jiri jiray JIRDA HUSEEN waxaa jiri jiray XOOSH waxaa jiri jiray TAALO (sayid maxamed abdulle) waxaa jiri jiray TAALO (xaawo taako) waxaa jiri jiray TAALO (dhagax tuur) waxaa jiri jiray TAALO (ahmed gureey) waxaa jiri jiray AFWEEYNE (allaha u naxariistee madax weeyne siyaad bare) waxaan iloobay ku dara hadaad awoodaan! asxantu Quote Share this post Link to post Share on other sites
OG Moti Posted August 16, 2004 waxaa jiri jiray QAFAAL waxaa jiri jiray BIIJO waxaa jiri jiray INJIR loooool.. Bisinka waxaa oodhan miyaa kugu dhacay, are u talking out of experience bro.. where did u live in Somalia.. koleyba meel hygienic ah ma aheen.. good work it is still educational of these street phrases needs to be told and taught.. keep it coming.. peace Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted August 16, 2004 og-moti, dont u ever learn, u ask weird Q, inviting weird pple like shoobaro to respond. mina-subax, injir sheegay, ma ilowday, qandhicil, busbus, waraabow, isfiilito. all that somaliya ka helee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted August 16, 2004 Shoobaro aan anigana kuu taako taakeesto hee... waxaa jiri jiray :tiitiin waxaa jiri jiray :Canuuni waxaa jiri jiray :gob waxaa jiri jiray :beedaan waxaa jiri jiray :saaqsaaq waxaa jiri jiray :jar duqeed waxaa jiri jiray :burjiko waxaa jiri jiray :babis waxaa jiri jiray :shaati baati (shoobaro weydiya) waxaa jiri jiray :liin ugungi waxaa jiri jiray :Gariir waxaa jiri jiray :gacma socod waxaa jiri jiray :landarofal waxaa jiri jiray :caasi waxaa jiri jiray :fatara kuuseey waxaa jiri jiray :inataree (sabaax) waxaa jiri jiray :lamadaanyo waxaa jiri jiray :dhuxule waxaa jiri jiray :gaari dameer waxaa jiri jiray :gaari gacan waxaa jiri jiray :shufeer waxaa jiri jiray :mina shiibiyo waxaa jiri jiray :Gulwade waxaa jiri jiray :koofi guduud waxaa jiri jiray :biibito waxaa jiri jiray :shaleemo (Ikwatore) waxaa jiri jiray :OG-moti (ilaa iyo hada waajira) waxaa jiri jiray :busbus waxaa jiri jiray :dharaboo waxaa jiri jiray :gooryaan waxaa jiri jiray :dixiri waxaa jiri jiray :dafo waxaa jiri jiray :tuke waxaa jiri jiray :curi waxaa jiri jiray :diinleey waxaa jiri jiray :ari carbeed waxaa jiri jiray :Cali uraaye waxaa jiri jiray :bali waxaa jiri jiray :dhiig kar waxaa jiri jiray :cagaar shoow waxaa jiri jiray :tiifoo waxaa jiri jiray :burankiito waxaa jiri jiray :daaco qurun waxaa jiri jiray : eele (magan ala magan rasuul) waxaa jiri jiray :boosaneero waxaa jiri jiray :jiimbaar waxaa jiri jiray :gambar waxaa jiri jiray :katabaan (alwaax) waxaa jiri jiray :darin waxaa jiri jiray :salbuko waxaa jiri jiray :canbuulo waxaa jiri jiray :berdilacshe(ilaah unaxaristo) waxaa jiri jirty :Magool (ilaah ha u naxariisto) waxaa jiri jiray :Kuu kuun waxaa jiri jiray :kabteey bilataa waxaa jiri jiray :ciyaal fee cali ma wadaa............ wareer badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted August 16, 2004 ^^^^^^^^^ sidi jimco laguu xeraystay hada maa soo baxday. yaab badanaaaaaaaaa mayee sii wad, joog joog cishiino maahin.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
dawoco Posted August 16, 2004 ^^ gacanta maxaa la iiga qaban waaye Shoobaro and feebaro,,,one thing you guys forgot about life in Somalia,,,try and keep up with me while i paint the picture... Salaad subax adoo u soo kacday,oo weli hurdo ciil u qabto, oo aad ku qasban tahay in aad biyo qaboow ku weeyso qaadato,,,ayaa wax meel eey kaaga yimaadeen la shegei karin lugta kaa qaniineeyn...Meel walba hadii aad fiirisay, mudac maba ujeedid,,,adiga oo yaaban aa wax bahal geed cunay camal u soo uraayo kuu soo ureen...minaad hoos fiirisay neh, bahal quraansho madoow u eg, oo lugtaada dhulka u dhaw ku sii ordaayo aad aragtay. Ciil aa ku haaye, in aad bahalkaas ka aar koosato neh waad rabtay,,laakinse hadii aad ku istaagto urka lee kugu bado lahaay... You know what that bahal is that wasn't mentioned in ur list? wariiri of course! Og moti, during the time i spent in Somalia, i never went outside our xaafad,,,i was allowed to play in the neighbourhood after dugsi, but was told that if i went beyond jiirada ceelka loo galo,,,waraabe dadooow would steal me...So if u want to know my neighbourhood goss, ill b glad to share,,,otherwise neh,,,me know nothing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted August 16, 2004 lol dawaco..ar muxuu wiriiri kugu baashaalay yaah..lol.. Adi wiligaa daqsi intaa dabtay oo labada baal ka goosay wariiri ma ku dirtay..waxaas ciyaal dugsi loox aa yaqanan. Ar yaa xasuusto musqulihii somaliyaa badankood. Kuwa waxaa jiray oo loo kada loobsan jiray nooh....(godka) intaa u kadaloobsatid aa shiishee nooh. Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa....... Ani saan ugaga baqi jiray lee in aan ku dhex dhaco.. waxaa jiri jiray :Wariiri waxaa jiri jiray :Qurwaale waxaa jiri jiray :Qooleey waxaa jiri jiray :dabacadeeye waxaa jiri jiray :dabagaale waxaa jiri jiray :Doorshaan waxaa jiri jiray :Duqsi waxaa jiri jiray :Dameer waxaa jiri jiray :kuuleey calibanjar(caano qubto) waxaa jiri jiray :kirih oo marish (Calooleey) waxaa jiri jiray :Caana boore (caano liido) waxaa jiri jiray :xabag waxaa jiri jiray :luubaan waxaa jiri jiray :nac nac loos waxaa jiri jiray :sisin waxaa jiri jiray :macsharo ma wadaa dawaco? wareer badanaa tan!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
dawoco Posted August 16, 2004 ^^^sii wad,,,weli wax aa kaa maqan... Like bajiyaha iyo bisbaas...nanac luubaani,,,caano baraawe,,,malaay maleexaan (salted fish, nothing to do with any qabiil) Dhagax tuurka,moos bukeeni...what else oh what else?! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted August 16, 2004 waxaas dhan oo aa sheegtay korkaaga ee ku qoranyihiin qaar kood. waxaa jiri jiray:yaanyo shii shiid waxaa jiri jiray:istumka waxaa jiri jiray:Zab waxaa jiri jiray:alabari waxaa jiri jiray:bugle waxaa jiri jiray:waraf waxaa jiri jiray:nacnac qori waxaa jiri jiray:burkaanti waxaa jiri jiray:tiyaatar ma wadaa hee........... wareer badanaa tan!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted August 17, 2004 maxaa adi, meesha hadalka lagu keediyo miyaa ku go'ay. bisinka. ma iska wadaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted August 17, 2004 wada wadaha aa goay kaneti ma fiyoobo. dawaco i know hooyo helped u Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted August 17, 2004 Waar baro people, dee waxaad nago waasheen wixi somalia jiri jiray oon..lakin wax cosob aan la oqoon meyad sheegteen? meeshan waxa la yedhaahda "know your country"..so far, all I know about it is that: waxa jiri jiray Toyota, injir eyo bisado!! rewayadaaad noqoraysan, nimanyaho....anon somalia arkin baa waxan o dhan odhan lahaa dee..caana booraha eyo nac nac looska naga daya, oo waxad no sheegtan wax ay ceyaal caseerka noocayige aqoon ku laheen.. I promise you, it was never my intention to demolish the Somali language Quote Share this post Link to post Share on other sites
dawoco Posted August 17, 2004 Juxa,,, adiganeh qarxiska aan kugu nacay. I'm trying to act as if i know what i am talking about. Why must u blow my cover, DAMN YOU! Still u got the right end of the stick,,,Hooyo told me the story of the guy beating up his wife in public while everyone said maad joogtid hadhooti baad ka shalaaynee...Till he killed his wife, and indeed, said "joog joog cishiino maahan, ar gacanta maxaa la iiga qaban waaye" Me becoming good at this, in time i won't need any assistance To go back to the topic, i think moti is planning a militery coup, ahmed style, of somalia...He is using all that he can find out about somalia through poor enthusiastic nomads :eek: Well, well, well...i think when he realised how useless we were to his mision, he jst gave up... Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted August 17, 2004 Post any informative about Somalia in here to educate our members about their country.. Peace [/QB] Maxa ka sax ah???? 1900-1920 War against British,Ethiopia and the Italians by the Drawish. 1928 Drought 1940-1945 Second World war 1943 SYL 1940-1950 INTERCLAN CONFLICT 1950 Trusteeship of Somalia 1950 "Habtii" famine 1954 RESERVE AREA GIVEN TO ETHIOPIA BY THE BRITISH 1963 NFD GIVEN TO KENYA BY THE BRITISH 1964 War between Somalia and Etiopia 1969 Militry dictatorship 1977 War between Somalia and Ethiopia till now (source OXFAM 1993). Quote Share this post Link to post Share on other sites