Suldaanka Posted June 24, 2018 http://allssc.com/2018/06/dad-cabsan-oo-xalay-weeraray-labo-saldhig-laascanood/ laascanood(Allssc.com) Waabarigi Saaka Abaare 3:30 aroornimo laga maqlay rasaas socotay daqiiqao kooban. Rasaastan oo laga maqlay saldhig xaafadeedka Daaqi halkaas oo ay ku sugan yihiin police u dhalatay deganka. Weerarkan ayaa la sheegay inay gaysteen Kooxo gudaha magaalada keena Khamri kuwaas oo maanta ay gacanta kaga dhigeen ciidanka nabadgalyada xaafada daami. Maamulka Maxamuud Saleebaan Ayaa Sheegtay weerarkan kooxaha Khamriga keena magalada Laascaanood ay ku qaden saldhiga xaafada Daami. Iskusoo wada duuboo khasaraha uu gayatay weerarkan ayaa la shegay inuu yahay dhawac fudud oo soo gaadhay Haweenay waayeel ah oo xabadahan u gudbeen. Wixii kasoo kordha kala soco Allssc Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted June 24, 2018 Reer Laascaanod have spoken loud and clear when they came out in their thousands that they don't want Jeegaan admin in their town and called them to peacfully leave. Now, Jeegaan are not leaving, they move to the next step which is armed resistance that has started last night. The Jeegaan can pretend work as usual all they want, but Lasano will fall. It is a matter of when and not if. This will be the biggest failures of the Jeegaan as they spent too much money to bring SSC into the fold as they wildly believe their recognition depend on it. They paid Xaglotoosiye alone $200,000. To what end you would ask? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 24, 2018 You mean they were inside LA? No shit There you go folks, Suldaanka thinks reer LA are thugs and drug dealers such like that wasiir, what was his name? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted June 24, 2018 ^^^^^^^^ allssc web waxa iska leh reer Khaatumo. Quote Share this post Link to post Share on other sites