Sign in to follow this  
Deeq A.

”SHACABKA BOSASO MAXAY KA YIRAHDEEN QUDBADII MADAXWEYNE GAAS EE MAANTA”

Recommended Posts

Deeq A.   

Bosaso[Puntland Post]-Shacabka ku dhaqan Magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari ayaa argtidooda ka khudbadii tay uu Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu ka jeediyey kala fadhigii Barlamanka Puntland ee Maanta.

Hadalka Madaxweynaha oo u badnaa waxqabadka dawladiisa ayaa waxa sida oo kale ku jiray xoreynta gobalada ka maqan gacanta Maamulka Puntland.

Shacabka Puntland ee ku dhaqan Bosaso ayaa qaar ka mid ah waxa ay qaban in uu wax badan qabtaya inta uu xilka hayey Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas halka qaar kalena ay qaban in uu ka gabiyeye baahiyo badan oo ay Puntland xiligan u baahantahay.

Hoos ka dhageyso Codka shacbka Bosaso

http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/06/DAHGEYSO-CODKA-SHACBKA-BOSASO-PUNTLAND-POST.mp3

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST

The post ”SHACABKA BOSASO MAXAY KA YIRAHDEEN QUDBADII MADAXWEYNE GAAS EE MAANTA” appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this