Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo u Amba baxay Goordhow Dalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goordhow u amba baxay Magaalada Adis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa halkaasi uga qeeybgali doona shirka Madaxda wadamada Afrika oo galinka dambe ee maanta halkaasi ka furmi doono.

Agaasimaha warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka warbixiyay socdaalka Madaxweynaha ee Adis Ababa.

Shirka madaxda ku bahoobay Midowga Afrika ayaa Galabta galinka dambe kulan ku yeelan doono Magaalada Adis Ababa ee caasimada Itoobiya waxaana ay ka hadli doonaan xaaladaha wadamada Afrika.

Hoos ka Daawo

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Madaxweyne Farmaajo oo u Amba baxay Goordhow Dalka Itoobiya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this