Jacaylbaro Posted May 22, 2008 Haweeneey Indhool ah oo ay Ciidamada Ethiopianka Ninkeeda dileen ayaa shacabka Soomaaliyeed ka Codsatay in ay soo gargaaraan.Haweneeydani oo lagu magacaabo Malyuun Diiriye Canbuuri oo ah haweeneey indhaha La’a heysatana 4 Caruur ah oo maalintii Doraad ay Aabahooda ku dileen Ciidamada Ethiopianka Barxada Degmada Wardhiigleey ayaa wariyaha Afnugaal ka codsatay in uu Soomaalida caawimo u weydiiyo. Hooyadan Soomaaliyeed oo dusheeda ay ka muuqao darxumo oo ay ku adag tahay inay hadashaba,nolosha adag ee ay ku jrito awgeed ayaa waxa markay is tidhaahdo hadalba qoynaya ilmada ka soo baxaysa indhaheeda. C/qaadir Shariif Cabdoow oo ahaa Aabaha Qooyskani oo ay dhawaan Dileen Ciidamada Ethiopianka xili sida la sheegay ay ceersanayeen Wiil dhalinyaro ah oo ay ka shakiyeen isla markaana ay ku dhacday Rasaas ay soo rideen ciidamadasi isagoo ku sugan iridka hore ee gurigiisa. Waxaa magaalada Muqdisho ku nool kumanaan qoys oo agoomo ah,oo aad u batay sanadkii ugu danbeeyey oo qoysas badani ay ku waayeen aabayaashii quudin jirey,waxaana dilalkaas badanaa loo aanaynayaa ciidamada Itoobiyaanka oo ugu yaraan galaafta 100 qof bishiiba. Hadaba hadii aad rabto inaad gargaarto fadlan la xidhiidh magacyadan hoose,waxaana balan qaadaynaa in qofkii sadaqo la baxa aan hooyadaas murugaysan gargaara aan sida ay tahay u gaadhsiin doono,cadaymana soo saari doono. Hadaba la xidhiidh Hassan Dirie Jama tel:07951981837 UK.Email: xassand2000@ahoo.com Cali Maxamed Warsame 0014045139767 USA Yaasiin Faytin Muqdisho,Email: Yaasiinfaytin@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 22, 2008 She is blind with 4 children ,,, her husband is killed by the Xabashis the day before yesterday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 29, 2008 Some SOL members said they dialed the numbers and some of them are not working. I don't know if they found a way. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 29, 2008 Maskiin. Eebboow u gargaar hooyadaas iyo caruurteeda iyo inta kale Soomaalida Soomaaliya ku dhibaateysan -- aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MAXIMUS POWERS Posted May 29, 2008 can we have assurances that the money will go to those in need before pledging. Quote Share this post Link to post Share on other sites