Sign in to follow this  
Deeq A.

Galmudug oo ku dhawaaqday in ay Bari tahay Ciid

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka Gal-Mudug ayaa ku dhawaaqday in bari ay tahay maalinta 1-aad ee ciidul Fidriga.

Madaxa Xukuumada Gal-Mudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Ayaa Goordhow ku dhawaaqay in ay bari u dabaaldagayaan maalinta Ciida.

Sh.Shaakir ayaa sheegay in bishii laga arkay deegaano katirsan Gal-Mudug iyo Gobolada kale ee dalka Soomaaliya.

Ciidaan ayaa u muuqato in dadku ay si wadajir ah ay ugu dabaaldagayaan Bilashadeeda islamarkaasina aanay jirin wax qilaaf ah.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Galmudug oo ku dhawaaqday in ay Bari tahay Ciid appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this