Sign in to follow this  
Deeq A.

Inta Badan Wadamada Islaamka oo ku dhawaaqay in ay tahay Bari Ciid

Recommended Posts

Deeq A.   

Wadamada  Saudi Arabia, Algeria, Libya, Egypt, Kuwait  Qatar iyo Indonesia ayaa ku dhawaaqay in ay bari tahay maalinta ciidul Fidriga

Sidaasi waxaa Goordhow baahiyay Tv-ga Aljazeera  oo soo xiganaya Ururka ay ku mideeysanyihiin wadamada Muslimiinta Caalamka oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano (IAC), ayaa ku dhawaaqay in bari ay tahay Maalinta 1-aad ee ciidul Fidriga.

Wadamadaasi ayaa sheegay in bishii ay arkeen.

Wali dalka Soomaaliya kuma dhawaaqin in bishii laga arkay dalka Soomaaliya Wasaarada Diinta iyo Oowqaafta Dowlada Soomaaliya ayaa laga sugayaa in ay bari ku dhawaaqdo in ay tahay maalin ciid ama la dhameeystirayo 30-ka Bisha Ramadaan.

Muslimiinta Dunida ayaa si qilaaf la’aan ah u soo soomay 29-bari waxaana la rajeeynayaa in qilaaf la aan ay ku afuraan.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

 

The post Inta Badan Wadamada Islaamka oo ku dhawaaqay in ay tahay Bari Ciid appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this