The Zack Posted November 26, 2009 Wararka Ka imanaya Makka ayaa sheegaya in Sheekh Mohamed Rashad uu maanta halkaas ku geeriyooday isagoo Xaaji ah. Eebbe weyne ha u naxariisto caalimka, qoyskiis, umadda Somaliyeed iyo umadda islaamkana samir iyo iimmaan haka siiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
hodman Posted November 26, 2009 Amiin may Allah grant him easy passage to Jannah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted November 26, 2009 Aamiin, maalin xaga Rabi la'aado oo maanta kafiican majirto. Insha Allah, Rabi janno ayaan uga baryeyna. Maxamed Rashaad daaci fiican ayuu ahaa oo runtii Muxaadarooyinkiisu ey ficilo kudheehan tahay. Sophist Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted November 26, 2009 Inna Lillahi Wa Inna Illahi Raju3uun. He was my favourite sheikh. May Allah(SWT) grant him a place in Jannah , spare him the questions of the grave and reward him for his good work. My condolence goes out to his family and friends and all Muslims particularly Somali youth. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted November 26, 2009 Amiin may Allah grant him easy passage to Jannah Aamiin yaa rabb Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 26, 2009 It is hard to say this is the best time for someone to die but indeed Sh. Rashaad was lucky enough to die on the day before Eid-ul-Adha, in the holy ten days of the month of Dul-Hijj, right at the holiest place on earth, Makka al-mukarama. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted November 26, 2009 Alle ha u naxariisto. Was it natural death, doyou know Zack? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted November 26, 2009 Allaha unaxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 26, 2009 Ms DD, Yes, it was totlly natural is what I am being told. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted November 26, 2009 May Allah swt have mercy on his soul and shower his mercy on him. Ameen..... Good video to watch and reflect. Reminding us that we are all heading there..sooner or later..its all a matter of time. Where are we going - Khalid yasin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted November 26, 2009 Alle ha u naxariisto, mawtul faj'ada ayaa badan ayaantaan, waxa la rabaa in mar walba tawbada la cusbooneysiiyo, meel la soo jiro lama oga, ilaahow noo dembi dhaaf. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cabdow Posted November 26, 2009 Inna lilahi Wa Inna Ileyhi Raji'uun! Allah Yarhamuh!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
chubacka Posted November 26, 2009 Innalilahi Wa Inna Ileyhi Rajuun. Inshallah he will go to a better place. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Complicated Posted November 26, 2009 Inna lillahi wa'inaa illayhi raajicuun. Kullu Nafsin daa'iqatul mawt. Illaahay waxaan uga baryaa inuu naxariistiisa ka waraabiyo Sheekh Maxamed Rashaad iyo waliba 48 qof oo kale oo ilaa hada laguu soo waramayo inay ku geeriyoodeen xajka. Illaahayoow xajkoodii ka aqbal jidka toosana nagu wada aadi. Samir iyo iimaan ummada muslimka ahoow meel kastood joogtaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites