Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo Aqbashay Xabad Joojinta Beesha Caalamka Halka Puntland ay Diiday

Recommended Posts

Deeq A.   

Sida ay sheegeen ilo xogogaal ahi, Maamulka Somaliland ayaa aqbalay qorshe ay wadeen Qaramada Midoobay iyo IGAD oo ah in marka koowaad laga sameeyo xabad joojin rasmi ah Tukaraq islamarkaana la bilaabo in la wada hadlo.

Hase yeeshee Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa qorshahaas diiday islamarkaana shuruud ku xidhay.

Warku wuxuu sheegay in Mr. Gaas uu shuruud ka dhigay in  Somaliland ay ciidamadeeda kala baxdo Sool, ka dibna la bilaabo xabad joojin iyo wada hadal.

Talaabadan Puntland, ayaa warku wuxuu sheegay in beesha caalamka uu ku noqday caqabad islamarkaana ay ku cuslaatay  shuruudaas uu Cabdiweli Gaas ku xidhay xabad joojinta,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this