Nephissa Posted June 29, 2007 Originally posted by Allamagan: Waxaad kaloo hilmaamtay geedihi somalia ugu caansanaa sida quule, ontor, lebbi, maygaag, dhiirtaag, yicib, hohob, nagaar, qansax, tiitiin, yaaq, dhusundhus, jiic, xannan, dhiirtaag, mayrax, marreer iyo qaar kaloo badan inkastoo 80% aaan sheegay waligey arag balse reer adeero ka maqli jiray Waxaasoo geed oo u moodid cuduro magacood intaa sheegtay, hadana weligay ma arag tiraa, ma caqli gal baa? Waa may! Waxaa diidee geeloos waaye in lagu dhaho haye? Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted June 29, 2007 N/AA. I did bring back some XAMUR Brown Farax cajiib wale geedaha sida loo kala tirinaayo-ya kubarey mandhow Unasoma KAMUSI ya kisomali ama? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted June 29, 2007 ^^Paragon, don't forget to post some pics of Garisa. I heard that town is booming, I remember back in 1991 it was small town then. Also, if you are going to Liboye Somalia(Dhoobleey) make sure you take your drinking water with you to avoid diarrhea Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted June 29, 2007 Originally posted by Ladif: ^^ quote: Waxaad kaloo hilmaamtay geedihi somalia ugu caansanaa sida quule Sxb yaa yidhi quule waa caan? Armey inte cunta lee taqaanaa gedkan loool sxb xaafad aan joogi jiray caan buu ka ahaa hadalhayntiisa balse ayaan darro waligay ma arag mana aanan cunin. Waxaa maqlay in dowladii hore rabtay in aan aay siiso status ah national fruite camal. Originally posted by Nephthys: quote: Originally posted by Allamagan: Waxaad kaloo hilmaamtay geedihi somalia ugu caansanaa sida quule, ontor, lebbi, maygaag, dhiirtaag, yicib, hohob, nagaar, qansax, tiitiin, yaaq, dhusundhus, jiic, xannan, dhiirtaag, mayrax, marreer iyo qaar kaloo badan inkastoo 80% aaan sheegay waligey arag balse reer adeero ka maqli jiray Waxaasoo geed oo u moodid cuduro magacood intaa sheegtay, hadana weligay ma arag tiraa, ma caqli gal baa? Waa may! Waxaa diidee geeloos waaye in lagu dhaho haye? Bishta Xaaji, loooool @ cuduro magacood. Ok agree qaar waa xuux, qaar kale waa iska OK. Ta kaleto haddii aan anigu kuu soo tiriyo intaasoo magaalo ama tuulo magaceed oo ku yaala Somalia haddana aan ku dhaho waligey ma tegin ama ma arag malaha waad iga beensanee haye? oo waxad dhihi malaha wuxuu ka baqay in la yiraa waxaad ahaan jirtay kirishbooy ninyahoow sax? Anyway believe it or not all these names waxay ahaayeen magacyo dhawaaqoodu markasta dhagahagu ku soo dhici jireen markii aan yaraa. Waayo guri aan ku soo koray ayaa boosteejo waxay u ahayd rag reer galguduud/mudug hardcores ah. geedaha badan oo aan kor ku taxay waxay aay ahayen alaabo weli ii dhiman aragtidooda balse aan aqaano magacooda is like a person you heard much of his name, but do not know how he looks like or never meet him/her. waa ikastey nooh! Hope Paragon would help providing photos of these trees.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 1, 2007 geedahaas magacyadoodu ma dhamaystirna ,,,,, hala soo wado bal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted July 16, 2007 ^Geel Wabaxsan Dheh! Waa xagee meeshaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted July 16, 2007 Dhaadhaab weeye, Dhubad. Geel ka cabayey Libooye ayaa ka dhogor fiicnaa wallee. Dhulka muxuu geel joogaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 16, 2007 waar niyow geelaygii buu u eg yahay ,,,,, bal aan soo eego. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted July 16, 2007 Originally posted by Dhubad: ^Geel Wabaxsan Dheh! Waa xagee meeshaan? Geel Guulaway dheh, wabaxsan af sidee? Paragon,war ducoqabe,intaad sawir ka qaad islehday geela amuu geeljire habaar culus soo gamaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 16, 2007 Armuu neefku harraatiyaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted July 16, 2007 Originally posted by Jacaylbaro: Armuu neefku harraatiyaa War hoy,Geel maharantamo,walle inaad dameer dhaqatid waa ii cadaatay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted July 16, 2007 ^^Lool@Faarax brown. Adeer usheeg ina jacayl in uusan Geelu haraantamin. Waxbuu wallee isku qasayaa . Faarax - some people use Wabaxsan as geel darka intuu ka waraabey iskii isaga fuley. Adna yours is commonly used in dhulkaan wada naqaan . Horin usii fuleysa dhankaa iyo Raama-guddaa ee dhuleedka Libooye, xadka Somalia iyo kenya. Shimbiro- miyaad kala taqaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted July 16, 2007 Tan hore garanmayo,laakin laba dambe i think waa Qanbaroow mise wiriwiro & Bambow(xantalay)? Is the first abooto yaxas? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 16, 2007 That is the problem ,, waar niyow isku afba malaa ma nihin dee ,,, yaa yidhi geelu wax ma harraatiyo ?? malaa harraati iyo dambaabidho ayaad isku qaldaysaan Hadaan shimbirahan ka hadlana imikaydaan i af garayne bal aan iskaba aamuso ,,,, tan ugu dambaysaa miyaana DHUURYO ahayn ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites