Deeq A. Posted June 11, 2018 Garoowe (Caasimada Online)-Wareegto kasoo baxday Xafiiska Hoggaamiyaha maamulka Puntland Cabdiwali Gaas, ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiyaha gobolka Sool. Wareegtada ayaa waxaa xilkaasi loogu magacaabay Abuubakar Cabdi Geelle, oo bedeli doona Guddoomiyihii hore. Magacaabida Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Sool, ayaa imaaneysa iyadoo Gobolka uu ka taagan yahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa maamulada Somaliland iyo Puntland. Maamulka Puntland ayaa gacanteeda waxaa ka maqan inta badan gobolka Sool sidda Magaalada Laascaanood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted June 11, 2018 What happened to the old one? Isn't he gonna join Somaliland now that he is sacked? 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted June 11, 2018 Waraabe - utaag! 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted June 11, 2018 Barwaaqo, your Somali is so advanced that I sometimes struggle understanding the core meaning. What is wisdom behind your statement above? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted June 11, 2018 Holac Waraabe - utaag is a dummy in the shape of a man and it’s made of old clothes with sticks. The nomands use this dummy to scare hennas when men are away from home. Apparently henna is not afraid of women and children. Halkan waxaan uga jeedaa waa gudoomiye beenbeen ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 12, 2018 3 hours ago, Holac said: Barwaaqo, your Somali is so advanced that I sometimes struggle understanding the core meaning. What is wisdom behind your statement above? scarecrow Quote Share this post Link to post Share on other sites