Aaliyyah Posted June 6, 2010 ^ what are you talking about lol? hair ? nail clippings??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 6, 2010 ^^lol that is scary...Pls don't creep me out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 6, 2010 Nothing to do with creeping out. It's just reality that's all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 6, 2010 ^ I think people keep telling me theres such thing as sixir. But, I chose to not buy it.... *grabs her Quran* tan kale adiga gorma from kismaayo noqotay. Last I knew you were from Kenya..... is it Kismaayo season Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 6, 2010 War Waxaan maalin kaste bee dhacaan runtii.. Qaladkaana waxaa leh Somalida lacagta xaaraanta ka cuna community centerska..Waa odayaal wada tuugo ah oo mashaqeystayaal ah specially kuwa Toronto iyo Ottawa... almost 20+ years ayaan si normaalo ah u dagan nahay dhulkaan oo wili caruurteeni ku dhalatay dhulkaan jaamacadihii kuwada jira ama dhameeyay. Laakiin sidaad u jeedaan wili duruf iyo maskiinimo ayaa naga muuqata... Wiligiin ma aragteen odayaasha communitiga oo shir u fadhiya? walaahi matag baa idin qabanaya hadaad aragtaan sida ee u tuugsadaan doolada ama nin cadaan xunoo asagaba waxba aheen.. "Baliiis wee need helaab!" We have a brother named Ahmed Hussen in our community here in Canada. For does of you who know this brother, please help him and stand up with him. He is doing many things for our community by taking a strong leadership that is well respected by all Canadians and not only Somalis. We need new leaders like this brother.... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 6, 2010 ^^ people will think that Ahmed Husein is you, so be clear niyahow when selling someone to Somalis Winnipeg meel tacbaan ah waaye, I spent one week there couple around 2 yrs ago, Soomaalida joogtana waxee iska wada noqdeen cali beesteen, yaab. warkaan war laga naxo waaye, Soomaali waxaa u maqan Soomaaliya, Soomaaliyana Soomaali baa u maqan, labaduba isma oga laakin, goortey is ogaadaan unbaa xal la heli, intaa ka hor, quraanjadu ha ina diirato Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted June 6, 2010 These kinds of things happen in Somalia, I don't think it has any thing to do with being in Canada or even other country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 7, 2010 ^^^ Somalia waxaan oo kale markee dhacaan waagii hore, Maana koobiyo aa lageen jiray dadkaas oo lasoo daaweyn jiray..laakiin hada wadan la'aan aa jirto... Today waxaan o kale in ee nagu dhacaan ma'aheen maxaa yeelay dhul nabad ah ayaan joognaa oo daawo casri ah taalo.. Somalideena ma qabno community oo maanta advocate u noqon karta dadkeena maxaa yeelay odayaal tuugsanayaan baa nawada xukuma..... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 7, 2010 Originally posted by The Zack: These kinds of things happen in Somalia, I don't think it has any thing to do with being in Canada or even other country. Hooyo ciyaalkeed mindi ku durdureyso. Intee ka dhici jirtay in Soomaaliya? Soomaaliya aan ogaa waxaan kama dhici jirin. The Soomaaliya of pre-war, of course. Hooyadaan Eebba ha u sahlo xaalkeeda. Waa dhacdo aad loogu naxo. Nuunka, xaaku geeye Winnipeg? Yaa Calibeesteen ah kuu joogay mahaas? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted June 7, 2010 Ilaahay ha sahlo reerka. Why is it usually the newbies? They have it easier. They actually have services catered for them. You would never hear of this 15 years ago. Ps there is actually a place called winnipeg? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted June 7, 2010 Winnie-the-Pooh was named after the city of Winnipeg. Quote Share this post Link to post Share on other sites