Suldaanka

DEG DEG: Puntland oo isaga baxday dagaalkii Tukaraq.

Recommended Posts

DEG DEG: Puntland oo isaga baxday dagaalkii Tukaraq.

TUKARAQ, 06 JUNE 2018 (ALLSHACABKA)

Sida goordhaw wasiir aan magiciisa qarinay oo  ka tirsan golaha wasiirada Puntland usheegay ALLSHACABKA,  waxaa dhamaaday dagaalkii Sool lagu xoreyn lahaa kaas oo maamulka Puntland laga dareemayey abaabulkiisa maalmihii ugu dambeeyey.

Madaxweynaha Dawladda federalka Soomaaliya Mudane Farmaajo oo gacan ka helaya dawladda Itoobiya oo qaramada midoobay iyo beesha caalamku u xilsaaratay  gaar ahaan dawladda Mareykanka ayaa ku guuleystay wada hadal siinta labada Madaxweyne ee maamulada Somaliland iyo Puntland.

Dawladda Itoobiya ayaa xiriir fiican la leh labada maamul iyadoo dawladda Mareykanka ee Itoobiya u xilsaartayna ay labada Madaxweyne ee Puntland dhalasho ka haystaan dalkaas Mareykanka taas oo fududeysay wada hadalka iyo xabad joojintaba iyadoo Madaxweyne Gaas uu guri malaayiin dollar ah ku leeyahay wadanka Mareykanka.

Qorshaha Madaxweyne Gaas ayaa ahaa in dagaal tuur tuur ah uu dhaco 15-ka bishaan June kadibna midka xiga lagu balan sanaa bisha sagaalaad ee September, iyadoo mid yara xoogan qorshuhu ahaa in la qaado sanadka cusub ee soo socda 2019 maalmihiisa hore si shacabka Puntland loo jahwareerinayo sida taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland Jen. Siciid Dheere u xaqiijiyey wariyaha ALLSHACABKA Axmed Nuur Xuseen Jaamac oo ku booqday xafiiskiisa Garowe.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng. Camey oo ka war helay qorshayaasha Gaas, ayaan maantay Garoonka Garoowe kusoo dhaweyn Madaxweyne Gaas taas oo noqoneysa markii ugu horeysay Camey oo Garowe jooga  uusan soo dhaweyn Gaas iyadoo khilaaf xoogan ka dhex jiro labada masuul kaas oo maalinba maalinka ka dambeysa soo ifbaxaya.

Beelo badan oo jiida hore ee dagaalka Puntland ee Tukaraq lagu soo daabulayey illaa bilowgii sanadkaan ayaa dib ugu noqday deegaanadii ay ka yimaadeen kadib dagaal aan daacad laga ahayn iyo daryeel xumo kusoo wajahday jiidaha hore.

Shacabka Puntland ayaa iweydiinaya haddii illaa bishii koowaad ee sanadkaan aan weli la xoreyn tuulada Tukaraq imisa ayey maaweelada Gaas socon kartaa ee ah Laascaanood waan xoreynaynaa iyadoo inta Tukaraq la heysto kayar doorashada Puntland ka harsan tahay?

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Gaas oo Qurbajoogta Puntland kamid ah, doorashada kadibna ku noqonaya dalweynaha Mareykanka ayaan marna niyada ku heyn dagaal uu amro oo lagu xoreeyo deegaanada Puntland ka maqan.

Sidoo kale waxaa jira siyaasiyiin badan oo doorashada Puntland sugaya 2019 kuwaas oo aan marna raali ka aheyn dagaal aan natiijadiisa la ogeyn iyo wakhtiga uu qaadanayo iyadoo Madaxweyne Gaas si cad dhigiisa musharixiinta ugu sheegay in dagaalku daba dheeraanayo taas oo muuqata.

Laxariir

Allshacabka1@gmail.com

 
 

Short URL: https://www.allshacabka.com/?p=18975

 
9cac6f528250a270acbbd678917822d4?s=39&d=admin
 

Comments are opened

300x250 ad code [Inner pages]

 

 
 

© 2018 Allshacabka. All Rights Reserved. Log in - Designed by PO TEAM

 
 
 
 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
12 hours ago, Che -Guevara said:

This  is more entertaining  

 

What is funny about this old man's message Mr Che? If you cannot see the wisdom in his words then I am afraid you have no moral authority to preach Somali reconciliation and unity. I hope you are not turning into another galbeedi. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland will  close it's borders with arms with diplomacy with everything. Somaliland for the first time has military leader. Haday mamuuulka.budhcadbadeedka fadhiwayaan garowe wala qabsanayna and it's gonna be out gollanheights

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Tallaabo said:

What is funny about this old man's message Mr Che? If you cannot see the wisdom in his words then I am afraid you have no moral authority to preach Somali reconciliation and unity. I hope you are not turning into another galbeedi. 

Incoherence and yapping but seriously, his mention of two tribes is the  quentessial waryaa tola. You would  think he would  appreciate  history. Besides. I have seen comments by him in the past. He is no peacemaker.

As for morality, I have said  before I see no value  or winners in this fight.

P.s. I have  given  up preaching anything when it comes  to Somalis especially reconciliation. Intii is rabta ba israacdo, the rest  can go their merry way.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.